HomeSomaliland : Faraha, Falagga Iyo Afarta-Madax-weyne Maxaa Ka Dhexeeya? ...

Somaliland : Faraha, Falagga Iyo Afarta-Madax-weyne Maxaa Ka Dhexeeya? – W/Q/Maxamed Faarax Qoti

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

farahamadaxInkastoo aanay caado ii ahaan jirin wax ka sheega masuuliyiin xijaabtay iyo kuwa hadda nool, haddana   waxaan halkan ku iftiimin doonaa qormo hore oo male aadame aanu ku mala’awaalayey, taasoo ahayd xihiidhka ka dhaxeeya Faraha iyo Falaga, isla-markaana, waxaan akhristayaasha sharafta mudan ee xiiseeya Akhriska iyo qoraalada ay ku adkaan doonto fahamka qormadanayan, waa Akhristayaasha ay da’doodu ka yar tahay 30-Sanno jir.

Haddaba marka aynu eegno Faraha ku yaala gacmaha Aadamaha waxa lagu tilmaamaa inay yihiin Afar-Farood, laakiinse aanay jirin mid shanaad, kuwaas oo kala ah sida:-   Far-yarro, Faadumo, Far-dhexo, Murdiso, waxaynu qormadeenan ku eegi doonaa xidhiidhka ka dhaxeeya Faraha, Falaga iyo Afarta Madax-weyne ee Somaliland ka soo taliyey.

Far-yaro : – Waa Farta ugu yar Faraha Gacmaha Aadamaha ku yaal, isla markaana waxa lala xidhiidhiyaa meere ka mid ah meerayaasha xidigiska ee illi maqabatayga, kaasoo loo nisbeeyo dhinaca isgaadhsiinta , iyo jinsiga, sidoo kalena waxa lagu tiriyaa inuu leeyahay hammo sarre, hindise , xidhiidhin iyo xoriyad maskaxeed, waana kuwo ku xidhan dadka ugu fiican dhinaca dhaqaalaha eel eh aragtida fog.

Faadumo:-   Farta- labaad ee faruhu waxay khusaysaa meerayaasha Apollo iyo jilboole, waxaana loo eegaa inuu yahay mid leh Abuurid-himilo, wax-qabad, currin iyo ka midho dhalin, sidoo kalena waxa lagu suureeyaa ruuxi lagu lamaan yahay.

Far-dhexo:-  Farta dhexe ee faraha waxa lala xidhiidhiyaa meeraha jilboole, kaasoo lagu tilmaamo cadaalad, wax-garad iyo garawshiyo -la’aan, waxa kale oo lagu tiriyaa inuu ka sameysan yahay dun xariira oo fiican, xasilooni iyo masuuliyad, laakiinse, haddii Farta -dhexe ay aad u dheeraato ama faraha kale ka gaabnaato, waxa lagu macneeyaa in ay tahay astaamaha lagu garto , in aanay dheeli-tirnayn wadada aad marayso iyo ta xukumaddaha, dadka la darajada ahi ay maryaan .

Murdiso: – Tani waa dariiqada hiigsiga horumarka, waxa la xidhiidhiyaa meeraha mushtar, Farta sharaxaada ama tilmaanta, waxa loo eegaa inay leedahay dhisid-mustaqbal, dhex-dhexaad, niyad, tamar, iyo isku kalsooni, laakiinse, haddii murdisadaasi ka dheeraato farta-dhexe ama ay ka gab-naato waxa ku tusinaysaa dariiqada tayadda hogaamintiisa iyo go’aankiisaba, in halgan iyo kacdoon laga hor yimaado amaba si dhib yar uu iskaga dhameeyo.

 

Maxamed Faarax Qoti

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories