HomeSomaliland Beelaha Gabooye Iyo Ka Qaybgalka Doorka DOORASHOOYINKA. Macquul Ma Tahay Umad...

Somaliland Beelaha Gabooye Iyo Ka Qaybgalka Doorka DOORASHOOYINKA. Macquul Ma Tahay Umad Bilaa Deegaana In Ay Doorasho Ku Soo Baxdo?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Bismilaahi raxmaani raxiim mahad oo dhan allah ayyaa ay u sugnaatay marka xiga waxaan jeclahay in aan waxyar iftiimiyo fikir ahaantay iyo sida ay tahay waayahay ku gedaaman dadka laga tiro badan yahay ama gobooye waxaa xusin mudan intii ay Somaliland jirtay in ay mar xalado ka la duwan ay soo mareen heerarka ka qaybgal ka siyaasada ama ka muuqashasha hanaanka dawladnimo ee jamhuuriyada Somaliland ka soo bilaw ilaa barlamaankii ugu horeeyay ee Somaliland ee hab beekeedka lagu soo dooranayay waa ay ka mid ahaayeen laakiin amrkii doorashadii barlamaana Somaliland ee ahayd one man one vote ak oo ay ku guuldaraysteen ku soo bixitaanka markaa ka bacdi waxaa la isku eegay in quoto ama si toos ay

H ay uga midnoqdaan golaha sharci dajinta dalka am goleyaasha deegaanka ee Somaliland waa ay socod wayday oo si indho la,aana aan waxba looga fulin si kasta ha loogu qiil sameeyo e hada waa ka wanagsan yihiin sanado badan ka hor oo hada ayaa ay ugu xubno badan yihiin meelo badana ka muuqdaan laakiin wali waa ka madhan Bismilaahi raxmaani raxiim mahad oo dhan allah ayyaa ay u sugnaatay marka xiga waxaan jeclahay in aan waxyar iftiimiyo fikir ahaantay iyo sida ay tahay waayahay ku gedaaman dadka laga tiro badan yahay ama gobooye waxaa xusin mudan intii ay Somaliland jirtay in ay mar xalado ka la duwan ay soo mareen heerarka ka qaybgal ka siyaasada ama ka muuqashasha hanaanka dawladnimo ee jamhuuriyada Somaliland ka soo bilaw ilaa barlamaankii ugu horeeyay ee Somaliland ee hab beekeedka lagu soo dooranayay waa ay ka mid ahaayeen laakiin amrkii doorashadii barlamaana Somaliland ee ahayd one man one vote ak oo ay ku guuldaraysteen ku soo bixitaanka markaa ka bacdi waxaa la isku eegay in quoto ama si toos ay

yihiin golaha wakiilada iyo goleyaasha deegaanka intaba hadaba waxaa is iswaydiin mudan in ay dhaman degen yihiin guud ahaan Somaliland tuulo ilaa min gobol hadaba Somaliland waxaan ognahay ama ay tahay waxa lagu qaybsaday waa saami qaybsi beeleed oo lagu xisaabinayo deegano ay degaan hada xagey salaadu ka xidhmi ladahay ha isku mashquulin suaashaas wayo cid bilaa deegaaanka maba ku soo bixi karto one man one vote waayo deegaan maleh tusaale ahaan hargeisa waxa ay ka degaan oo ugu wayn xaafada DAAMI guud ahaan degmada gacan libaax ayaaa ay wada degaan si teel teel ah haddii aad caqliga saliimka ah adeegsato oo aadan runta iska indha tiring inta deegaan ahaaan ay ka degaan daami t0ban kilo meter oo isku wareega ma dhana inta kalena ka sii yar ba halka bulshooyinka la dega daami ay deegaankoodu ku go,nayn meelna ilaa miyiga iyo bada ayaa ay halkaa ka galaan tiro ahan waxa lagu sheegaa ina ay Somaliland ka yihiin boqolkiiba 7% ilaa5% inta u dhaxaysa laakiin taa si wayn bay baal marsan tahay xaqiiqda ama cabirka tirada saxda ama ugu badan waa boqolkiiba 3, hada waa qiyaasta hargeisa oo kaiya maaha guud ahaan Somaliland, hada imisa fursadood ayaa u banan oo ay kaga mid noqon karaan goleyaasha deegaanka ama barlamanka am side ayaa ay u heli karaan saami ay ku lahaayeen in ay kaga aadan jamhuuriyada Somaliland 1 waa in dastuurka wax laga badalaa ilayn maaha waxyi uu allah soo dajiyay e 2. In shuduucda ay ku shaqeyaan gudida doorashooyinka Somaliland ay furan fursadaha badan ee ay awooda u leeyihiin gudiga iyo madaxwaynuhu . 3 waa in dhamaan sadexda xirbi Qaran ay barnaamij cad oo ay ku cadaynayaan samiga dadka laga tiro badan yahay ay ku cadayeeyaan dastuurkooda iyo barnaamijkooda siyaasaded wayo ma arkin mana maqal wax afka badan oo ay ballan qaadaaan ugu yarana xiliga ololaha ayaa ay aaad u balan qaadaan in ay wax walba u samaynayaan hada ku darso wax uu jeebkiisa ka siinayo maaha xisbi kastaaye waa xaqiii muwaadin aay lahaayeen markaa guntii iyo gunaanadkii waxaan leeyahay xaqa ka la garto oo caqligu ha shaqeeyo runtana hala waa jaho.

 Jamal mohamoud cali yare Livorno Italy 00393385237378
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories