HomeSiyaasi Xil-suge ah oo U sii Dabbaal-degaya inuu Todobaadkan Madaxweyne Muuse Biixi...

Siyaasi Xil-suge ah oo U sii Dabbaal-degaya inuu Todobaadkan Madaxweyne Muuse Biixi Magacaabi doono Iyo Isku Shaandheyn la Filayo (Xogo-rasmi ah)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...
Hargeysa (SLpost)- Xogo hor-leh, oo la xidhiidha inuu Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi todobaadkan gudihiisa Xukuumada ku samayn doono Isku shaandheyn lexaad leh, ayaa kasoo baxaya shaqsiyaad Kamid ah Xil Sugayaal, kuwasoo durba usii dabaal-degaya, isla markaana ku baannaya inuu safka hore kaga jiro shaqsiyaadka loo magacaabayo xilalka dalka ugu miisaanka Culus.
 
 “Haddaad heestaan waa idiin heesaynaa, haddaad gabaydaa waa idiin gabyeynaa, laakiin idiinma oggolin…” – Madaxweyne Muuse Biixi
Shaqsiyaadka faafinaya ama usii dabaal-degaya Xil aan weli loo magacaabin, ayaa waxa Kamid ah Maareeyihii hore ee Dekedda Berbera Eng Cali Xoor-xoor, kaasoo quud aan weli la gaadhin isku boggaadinaaya.
 
Waxanu taageerayaashiisa maalmihii u dambeeyey ugu bushaaraynayey in loo magacaabay jagada ugu culus ee Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi, waxana halku dhigyadiisii Kamid ahaa “todobaadkan iga eegga safka kowaad adeerayal, si weynbaanu u Kala nimi Muuse, anigu Sannaad waxka badan Kama maqnaado Xukuumadaha, miyeydaan oggeyn”.
 
 
Haddaba, waa kuma Siyaasigan isku sii caano shubayn magacaabista horteed. Cali Xoorxoor, waxa uu muddo ka badan 25 sanaadood ahaa Maareeyihii Dekedda Berbera, waxana lagu xasuustaa dhaqano ay Kamid yihiin musuq-maasuq, xadgudub iyo ku tagri fal xadhkaha goostay.
 
Sidoo kale, Ma jirto tabaalo bulsho ku habsata oo ka weyn kana aafo xun musuqmaasuq iyo ku takrifalka hantida Qaranka ee umadda ka dhaxaysa oo u caanku yahay,
ku takrifalka umadda, mana jirin meel ku takrifalkaasi kaga badnaa Marsada Berbera iyo maamulkeeda oo Eng. Cali Xoor-xoor kow ka ahaa.
 
Eng. Cali Xoor Xoor iyo maamulkiisii dekedda Berbera waxa ay ka mid ahaayeen baraha ugu madow ee dawladdihii Siilaanyo, Rayaale, uguna aayo xumaa, inuu Madaxweynaha cusub ee Somaliland mudane Muuse biixi umada kusoo celiyana, waxay noqon doontaa bar madow oo musuq-maasuq ku taala Xukuumada.
 
Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories