HomeShirweynihii 25aad ee Jaamacada Carabta oo ka furmay Kuwait

Shirweynihii 25aad ee Jaamacada Carabta oo ka furmay Kuwait

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Kuwait(SLPOST)Waxaa maanta magaalada Kuwait ka furmay shirweynaha 25aad ee Jaamacada Carabta oo sanadkan si weyn isha loogu hayo xal u helida xiisada ka dhex taagan dalalka Khaliijka iyo xaaladaha kale ee ka taagan Masar iyo Siiriya.

ShirweynahaCARABTA2432014

Shirweynahan ayaa kusoo beegmaya xili dalalka Khaliijka qaarkood ay xiriirka u jareen dowlada Qatar oo ay ku eedeeyeen inay taageereyso ururka Ikhwaanu Muslimiinka.

Dowlada Qatar oo iyadu sanadkii hore qabatay shirweynihii Jaamacada Carabta ayaa maanta fursad u helaya inay soo jeediso khudbada ugu horeysa ee furitaanka shirka, iyadoo isha lagu hayo sida ay dowlada Qatar uga hadli doonto xiisada siyaasadeed ee ka taagan Khaliijka.

Dhinaca kale dalka Siiriya ayaan wax xubin ah ka joogin, iyadoo sanadkii hore loo ogolaaday kursiga dalka Siiriya inay ku fariistaan isbaheysiga mucaaridka ee dalkaasi Siiriya, arrintaasi oo ay ka biyo diideen sanadkan qaar kamid ah dalalka Jaamacada Carabta.

Shirweynaha sanadkan ayaa lagu sheegay in diirada lagu saarayo “..Iskaashiga iyo Horumarinta Mustaqbalka Dalalka Carabta…”

Waxaana la filayaa in qodobada looga hadli doono ay kamid noqon doonaan xaalada Falastiin, dagaalka Siiriya, xiisada ka taagan Masar, Khilaafka Khaliijka iyo iskaashiga ganacsiga.

Dalka Soomaaliya ayaa waxaa sanadkan uga qeyb galaya wafdi uu hogaaminayo Madaxweyne Xassan Shiikh Maxamuud, waxaana la filayaa inta uu socdo shirweynaha in ay wafdiga Soomaaliya kulamo gaar gaar ah la yeelan doonaan hogaamiyayaasha Carabta ee ku sugan dalka Kuwait

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories