HomeShirweynaha 25aad Ee Ururka Jaamacada Carabta Oo Siweyn Isugu Khilaafsan Arrimaha Masar

Shirweynaha 25aad Ee Ururka Jaamacada Carabta Oo Siweyn Isugu Khilaafsan Arrimaha Masar

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Kuwait(SLPOST)Shirweynaha 25aad ee ururka Jaamacada Carabta ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo geba gabeeyo magaalada Kuwait oo ay hada ku sugan yihiin inta badan hogaamiyayaasha wadamada Carabta.

shirweynahaCarabta- 25-2014-

Walow aan weli la shaacin Baaqa shirweynahan sanadkan kasoo baxaya ayaa hadana waxaa muuqda in uu weli jiro khilaaf xoogan oo ku aadan xiisadaha ka jira dalalka Siiriya iyo Masar

Shirweynahan ayaa ah midkii ugu horeeyey ee uu kasoo qeyb galo hogaamiyaha KMG ee maamulka Masar Cadli Mansuur. Waxayna dowlada Masar balanqaaday in shirweynaha 26aad lagu qaban doono dalkeeda, walow si weyn weli la isugu khilaafsan yahay Afgembigii militariga dalkaasi ka sameeyey.

Qaar kamid ah hogaamiyayaasha Carabta ayaa khudbadahooda laga dareemeyey sida ay u kala aragti duwan yihiin.

Amiirka Qatar oo khudbadii ugu horeysay shirka furitaankiisa kasoo jeediyey ayaa si adag uga hadlay xaalada Falastiin iyo dagaalka ka socda dalka Siiriya, wuxuu sidoo kale eedeyn dusha uga tuuray Dowlada Shiicada ah ee Ciraaq, halka uu amaan usoo jeediyey Dowlada Soomaaliya iyo horumarka ay wado.

Hogaamiyayaasha ayaa intooda badan ka mideysnaa arrinta xaalada Falastiin iyo waan waantii nabada oo ay ku eedeeyeen in Isra’iil ay caqabad ku noqotay, waxaana jira baaq ah in tilaabooyin mideysan ay dalalka Carabta isla qaadaan si loo helo dowlad ay leeyihiin shacabka Falastiin.

Dalka Soomaaliya ayaa kamid ah qodobada sida weyn ay hogaamiyayaasha Carabta yidadiilo uga muujiyeen iyagoo sheegay inay soo dhaweenayaan isbedalada maamul iyo amni ee xiligan ka jira dalka Soomaaliya.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories