HomeShirkii Shalay ee Soomaalida iyo Doorka Somaliland kaga qayb-qaadatay markii ugu horreysay

Shirkii Shalay ee Soomaalida iyo Doorka Somaliland kaga qayb-qaadatay markii ugu horreysay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London, 24 February, (SLpost)- Madaxwaynaha Jamhuriyada Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo wuxu shalay ka qayb galay shir lagu qabtay magaalada London ee Waddanka Ingiriiska. Shirkan waxa ka qayb galay 54 Waddan iyo Hayadaha Caalamiga ah sida Qaramada Midoobay iyo Ururka Midowga Africa. Shirka waxa furay Prime Ministerka Waddanka Ingiriiska, waxa kale oo ka hadlay Hillary Clinton, Wasiirka Arrimaha Dibada ee Maraykanka, waxa kale oo ka hadlay Ban Ki-moon oo ah Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Intaa ka dib waxa hadlay dhamaan 50kii Waddan ee ka soo qayb galay. Madxwaynaha Somaliland wuxu halkaa ka jeediyay qudbad, wuxu u sheegay madaxdii shirka fadhiday inaan nabada Somalida loo raadinayaa aanay ku imanaynin nidaam lagu khasbo dawlad dhexe oo caalamku u soo dhiso, ee sidii aanu anaguba samaysanay ay ku imanayso marka hoosta laga soo dhiso, taasaa nabad waarta Somaliya u keenaysa. Madaxwayne Silaanyo wuxu intaa ku daray in Somaliland oo la ictiraafaana ay wax ka tarayso nabad gelyada Somaliya.

Somaliland waxay go’aansatay in madaxnimadeeda iyo qaranimadeeda la soo noqoto oo ku ekaato xuduudihii jiray 1960. Anagu waxanu nahay dawlad dimuqraadi ah, waxa aanu samaynay waxa shicibkayagu doortay, meel looga soo noqonaayaana ma jirto, waxa aanu ku soconaa rabitaanka shicibkayaga. Madaxwaynuhu wuxu caalamka ka waydiistay inay keenaan wada hadalkii lagu soo dhowayn lahaa aqoonsiga Somaliland. Madaxwaynuhu waxa kale oo uu ka hadlay doorashooyinkii Somaliland qabsatay 20kii sannadood ee la soo dhaafay.

Somalilandpost.net

Hargeysa NewsDesk

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories