HomeShirkii Madaxdhaqameedka Bariga Sanaag Ee Ka Socday Badhan Oo Lagu Kala Kacay...

Shirkii Madaxdhaqameedka Bariga Sanaag Ee Ka Socday Badhan Oo Lagu Kala Kacay Maanta

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Badhan(SLPOST)Kulan ay manta isgu yimaadeen Ismida Bariga Sanaag ee Gobolka Badhan, ayaa la sheegay in lagu kala kacay, ka dib markii la isku mari waayey ujeedada shirkaasi loo qabtay.

isimada bariga sanaag

Kulan ay manta isgu yimaadeen Ismida Bariga Sanaag ee Gobolka Badhan, ayaa la sheegay in lagu kala kacay, ka dib markii la isku mari waayey ujeedada shirkaasi loo qabtay.

Shirkan oo uu soo qaban qaabiyey Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan, ayaa waxa ka qayb galay Madaxdhaqameed, Wax garad kala duwan, Aqoonyahan iyo dadweyne kale, waxaana ujeedada shirkani uu ahaa in Gobolka Badhan ee Bariga sanaag la raaciy Puntland.

Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay shirkaasi, balse sida ay Warbaahinta  u xaqiijiyeen dad  ku sugan magaaladda badhan oo shirkaasi manta goob jog ka ahaa, ayaa waxa ay sheegeen in shirkaasi lagu kala kacay oo aan wax natiijo ah laga gaadhi, ka dib markii ay xubno badan oo madaxdhaqameedka ka qayb galay ahi ku gacan saydheen in gobolka badhan uu ka mid noqdo Puntland, taasi oo la sheegay in uu suldaanka guud doonayey.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in uu shirkani socday muddo saacado badan ah, isla markaana uu ka dhashay buuq iyo dood adag oo dhex martay xubnihii kala taageersanaa in deegaanka la taageersiiyo Somalilandiyo puntland, kuwaas oo markii dambe isku mari waayey figradohooda oo ku kala dareeray shirkaasi.

Qaarka ka tirsan warbaahinta  oo la xidhiidhay qaar ka mid ah madax dhaqameedka ka qayb galay shirka, ayaa ka gaabsaday inay wax faah faahin ah ka bixiyaan, iyaga oo si kooban u sheegay in ay weli shirar u socdaan oo ay arrintaasi ku guda jiraan, waxaanay warar xogogaal ahi sheegayaan in xubno badan oo ka mid ah madaxdhaqameedku taageereen in Somaliland uu gobolu ka mid yahay, halka ay qaar kalena taageereen in uu Puntland ka mid yahay, taasina ay sababtay in uu shirkaasi ku soo dhamaado is afgaran waa.

 

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories