HomeShirkii Beelaha Sacad Muuse oo la soo Gebo-gabeeyey iyo Nuxurka Qodobbo Xambaarsan...

Shirkii Beelaha Sacad Muuse oo la soo Gebo-gabeeyey iyo Nuxurka Qodobbo Xambaarsan Talooyin, Taageero iyo Baaq oo laga soo saaray

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hoodaale_Agabbar (2)Hargeysa (SLpost)- Shirka HOODAALE ee Beelaha Sacad Muuse uga socday Degmada Agabar ee Gobolka Gabilay, ayaa maanta si rasmi ah loo soo af-meeray, waxaana gunaanadkiisa laga soo saaray siddeed qodobbo oo xambaarsan talooyin, mawqifka beesha iyo Xoojinta nabad-gelyada dalka.

Qodobbada Shirka laga soo saaray, ayaa u dhignaa sidan:

Shirka Hoodaale ee Beelaha Sacad Muuse, 26/09/2013

Madasha Agabar

Midnimo-wadajir- Iskaashi

Tirada Beelaha Sacad Muuse = 12

Tirada Ergooyinka = 750

Shirguddoonka Shirka = 11 xubnood

Baaq, Taageero iyo Talo soo jeedin:-

Hoodaale_Agabbar (7)1. Shirweynaha Beelaha Sacad Muuse wuxuu si buuxda u garab taagan yahay jiritaanka Somaliland

2. Shirka Beelaha Sacad Muuse wuxuu taageero siinayaa Halganka ka midho-dhalinta Ictiraafka Jamhuuriyadda Somaliland

3. Shirka Beelaha Sacad Muuse wuxuu taageero buuxda siinayaa Hogaanka Dawladnimo iyo Hab-raaca Doorashooyinka ee uu ku qotomo dhismaha Qaranka Somaliland

4. Shirka Beelaha Sacad Muuse waxa Saldhig u ah adkaynta Nabadgelyada

5.Shirweynaha Beelaha Sacad muuse wuxuu ku baaqayaa in wixii khilaafaad ah lagu dhameeyo wadahadal iyo is af-garad

6. Shirka Beelaha Sacad Muuse wuxuu xoojinaya wada noolaanshaha iyo is dhex-galka beelaha Somaliland ee walaalaha ah gaar ahaana Beelaha Ood-wadaagta ah

7. Shirka Beelaha Sacad Muuse wuxuu soo jeedinayaa Da’yarta iyagu iska leh mustaqbalka dalka inay ka waantoobaan Halaaga Tahriibka

8. Shirku wuxuu soo jeedinayaa in arrinta Ceel bardaale lagu dhameeyo Wadahadal, Nabadgelyo iyo sifo sharci ah.

9. Waxa shirka Beelaha Sacad Muuse lagu dhisay Guddi Horumarineed oo u adeegi doonta Horumarinta Beesha

Hoodaale_Agabbar (5)Hoodaale_Agabbar (6)

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories