HomeSHEEKO GAABAN: QISADII SHINADA IYO DUQSIGA!!!!

SHEEKO GAABAN: QISADII SHINADA IYO DUQSIGA!!!!

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Waxaa jiri jirtay in shini fara badani ay deegaan ku ahayd goob tuulo ah, halkaas oo ay ku noolaayeen dadwayne badan. Faaiido badan ayay dadwaynahaasi ku qabeen Shinidaas, waayo waxay usoo saari jirtay malabka noociisa saafiga ah ama loo yaqaano ‘dooca’ kaas oo faa’iido badan oo caafimaad ulahaa bulshada deegaankaas. Hadabada waxa dhici jirtay in kooxo dhalinyaro ahi ay dhanka kale dhib ku hayeen shinadaas, iyaga oo layn jiray noocyada shinidaas. Shinidii ayaa dhibtii u adkaysan wayday waxaanay go’aansatay in ay gabi ahaanba aagaasba iskaga guurto. Markii ay guurtay, ayay aqoonyahankii iyo waxgaradkii degaankaasi u tafa-xayteen sidii ay usoo lad qabayn lahaayeen shinadaas guurtay, madaama oo ay kala guurayso faa’iidooyin badan. Odayaashii dadaal badan kadib waxay kusoo guulaysteen in ay dib ugu usoo celiyeen shinidii goobteedii.

Duqsi oo isna ku noolaa isla degaankaas, sidoo kalana si aad u dhaw dhagta ugu taagayay bal sida ay arimuhu usocdaan ayaa isna waxaa dhacday in qaar kamid ah dadkii degaankaas ay soo iibsadeen waxyaabaha ama suntan lagu laayo duqsiga (insect killer). Duqsigii ayaa iskaga yimid meel kasta oo uu ka joogay degaankaas, waxaanu talo ku gaadhay in uu isna degaankaasi iskaga guuro, si lamid ah sidii ay shinaduba iskaga guurtay. Hada garo’oo wuxuu is leeyahay odayaasha degaanku ha ku soo lad-qabeeyaan, marka ay idiin yimaadaan odayaashuna, waxaad shuruud uga dhigtaan dib usoo noqodkiina  in gabi ahaanba degaanka laga mamnuuco dhamaan noocyada sunta ee duqsiga lagula dagaalamo (all anti pest killers).

Kadib markii ay odayaashii xaafadu kawar heleen in duqsigii tashaday, rabana in uu degaankooda ka guuro, ayay odayaashii iyo dhamaan dadkii xaafaduba ay si lamid ah sida ay iskugu soo baxaan maalinta salaada ciida, ay iskugu soo baxeen,  waxaanay dhamaantood ku ducaysteen in aanu ilaahay bahalkaas duqsiga dib ugu soo celinin maadama oo uu dhibaato mug leh ku hayay dhamaan bulshada degaanka. Hadda garo’oo duqsigiina calaashaan ergo odayalaa ah oo degaankii uga timaada ayaabu taaga sugayaa. Waxaanu isku haystaa in uu lamid yahay amaba leeyahay faa’iidooyinka ay leedahay shinadu. !!!!

 

W/Q: MAHMOUD H. QODAH

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories