HomeSHEEKH ADAM SIIRO " DADNA WAXAY KU DHAW YIHIIN INEY DOLLARKA KARSADAAN...

SHEEKH ADAM SIIRO ” DADNA WAXAY KU DHAW YIHIIN INEY DOLLARKA KARSADAAN DADNA DABKA LOOMA SHIDO”

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

SHeekh ADAM SIIRO oo kamida sheekhyada magaalada ugu waaweyn sii dadaka aadka u garab istaaga horumarka dalka iyo dadka

blank

ayaaa ka hadlay SIDII LOO HELI LAHAA HOGAAN TOOSAN.

Sheekha waxaa hadaladiisii ka mid ahaa ” dalkani iyo dadkani waxay kal noqdeen dabaqado aad u kala sareeya oo aan isku dhawayn

dadka qaar waxay ku dhawyihiin inay doolar karsadaan qaarna dadkaba looma afuufo, wadanka xoox ayaa waxwalba ay u xidhan yihiin

. hadii maalgalin ay noqoto waa iyaga uun kuwa qaybsadaa

. hadii ay mashaariic noqoto waa iyaga uun

. hadii ay scholership iyo tacliin noqoto waa iyaga uun.

dadka kalena hoosba looma eego, cadaaladana laguma dhaqo waxaad arkaysaa waxayaabo
badan oo aan laba xalin sida

. jagooyinka

. xaafadaha la duminayo ee masaakiinta ah iyadoo laga dhexsaarayo wado

. muranka dhulka IWM ”

Sheekhu wuxuu carbaabay oo uu ku dheeraaday tusaalooyin badan oo ay ka mid ahaayeen

. quraanka

.axaadiista RASUULKA SLCM

. iyo qaar saxaabadii ah RLC

WUXUU SHEEKHU ku dardaaray in uu wadankeenu yahay hodan oo aynu wax ka qabsano oo laxidhio dhaamam iyo dooxyada

biyuhu iska qulqulayaan.

waxaan intaa kudari lahaa

sidaan wada ogsoonahay Maanta waxaa yar oo Waliba aad uyar Caddaalad iyo Maamul wanaagsan oo leh awood balse waxaa iswaydiin mudan Meelwalba hadii aynu Wax karraadinay waxaa lawayay caddaalad iyo awood wada Socda , iyo waliba Maamul wanaagsan ,

Hadii ay dhacdo in lahelo caddaalad waxaa yaraada Awoodii cadaalada lagu ilaalinlahaa bilcaksi hadii aydhacdo in lahelo Awoodiina waxaa yaraada Caddaaladii laguwadi lahaa Markastana waxaa yimada labadaas oo isku ah lid , Waa waxa manta ina haysta balse inbadan oo Dadka kamid ahi kamanay fakarin arrintaas ,

Tusaale ahaan hadii aan sooqaato Nabi Muuse Calayhi Salaam , Markii uu kasoocararay Fircoon ee uu Soo’aaday Dhanka Magalada Layiraahdo Madyan , waxaa uu Lakulmay dad badan oo ah Xoola Dhaqato , Dadkaasi waxay Joogeen meel ceel leh oo ay kawaraabsanayeen Xoolohooda , Balse waxa jiray laba gabdhood oo iyagu aan waraabsanayn Xoolohooda, Oo Gees isaga Taagay inta ay Dadka kale Xoolohooda Waraabsanayaan ,

Nabi Muuse Calayhi Salaam , Wuu Lahadlay Gabdhihii waxaana uu ku yiri Muxuu Xaalkiinu Yahay , Gabdhihii ayaa u Jawaabay oo yiri Biyo doon ayaan ahayn oo xoolaha ayaan Rabnay Inaanu waraabsano Hase ahaatee Illaa ay Dadku Caban oo ay Xaajadooda dhamaystaan Magalno , Aabahayana Waa nin Oday ah oo Wayn ,

Nabi Muuse Calayhi Salaam , Waxaa uu u waraabiyay Gabdhihii Xoolihii Ay Wateen Kadibna waxaa uu ahaa Nabi Muuse Calayhi Salaam, Nin Gaajaysan oo Diifaysan oo Waliba Col kasoocararay , Intaa m arkii ay Dhacday Ayuu Nabi Muuse Calayhi Slaam Inta Geed hooskiisa ah Fariistay ayuu Alle Subxaana Watacaalaa Baryay oo Yiri , Rabiyow Wixii aad Arzaaq Xagayga Dajisay Maanta Waxaan ka’ahay Faqiir ,

Intaa markii ay dhacday kadib , ayaa waxaa yimid Gabdhihii uu u waraabiyay Xoolaha midood ayadoo waliba Xishoonaysa Markaa kadib ayay kutiri Aabahay ayaa kuuyeeraya inuu kusiiyo Mishqaayad Ujuuro, Markii uu u yimid Nabi Muuse Calayhi Salaam Gabadha Aabeheed waxaa uu uga qiisooday Xaalkiisii iyo waliba waxa uu soomaray , Kadib ayuu ku yiri Odaygii Hacabsan waad kabadbaaday Qolada Gardarrada usaaxiibka ah e ,

Halkaa markii uu xaalku marayao ayaa waxaa dhacday In Gabadhaha midood ay Usoojeediso Aabeheed Arrin Cajiiba, Kaasoo ahaa Biyo shubka Mowduuca , Waxay tiri Aabow ninkaan Waxaad Nooga dhigtaa Qowsaar Xoolaha noorraaca Maxaa yeelay Waxaa wanaagbadan in aad kayeelato Qowsaar Nin Xoogleh awood hadana ah Aamin ,

Run’ahaantii waa sida aytahay waxaana dhacday nebi muuse qisadu in ay aakhirkii noqonayso mid uu kaga mid noqdo rerka , isagoo ay udheertahay Nabinimo iyo Waxyi oo uu ahaa Rasuul ilaahay Doortay ,

Waxaan tusaalahaas kooban uga jeedaa in ay tahay muhiim labadaas arrimood ee aan soosheegay oo hadii mid kamid ah lawayay kakale aanu taagnaan Karin kaligiis ,

 

qalinkii cabdi caawiye

tell 0634115877

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories