HomeSariflayaal Laga Mamnuucay Inay Baanka Dhexe Galaan, Ka Dib Markii Ay Madaxtooyada...

Sariflayaal Laga Mamnuucay Inay Baanka Dhexe Galaan, Ka Dib Markii Ay Madaxtooyada U Bandhigeen Aragtidooda Dejinta Sicir Bararka

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)-Qaar ka mid ah sariflayaasha magaalada Hargeysa ayaa loo diiday inay galaan baanka, ka dib markii ay madaxtooyada kaga hadleen aragtidooda lagu xalin karo sicir bararka dalka saameeyay.

Markii ay wararkani soo baxeen, wuxuu Geeska Afrika la xidhiidhay Axmed Xasan (Awliyo), oo ka mid ah Sariflayaasha waaweyn ee Hargeysa kaas oo cadeeyay in loo diiday Baanka dhexe ee Hargeysa inuu galo isaga iyo xubno kale oo Sariflayaal ahi kadib markii ay Madaxtooyada kaga hadleen qiimaha Sarifka ee sare u kacay iyo cabashooyinka la xidhiidha.

Axmed Xasan (Awliyo) waxa uu yidhi”Kulankii aanu Madaxtooyada ku yeelanay si fiican mid u qabsoomay ayuu ahaa, Sariflayaashuna wey badnaayeen, arimo badan oo ah ninba rayigiisa sidii uu ILLAAHAY ku ogaa ee la yidhi u hadla rayigiisana u dhiibtay, waxaanu la kulanay Madaxweyne ku xigeenka, Wasiirka Madaxtooyada, Agaasimaha Baanka, Wasiirka Maaliyadda, Wasiirka Duulista iyo Hawada, waxaanu u gudbinay nin walba sidii uu xal u arkaayey ee wax looga qaban lahaa Sicir bararka.”

Wuxuu isagoo ka hadlaya arrintan uu sariflahani yidhi “Maanta (Shalay), ayaa lanagu wargaliyey in aanaan soo galin Baanka, waxaana nagu wargaliyey Maamulka Baanka, Maamulaha iyo ku xigeenka, rayi ahaana anagu waxa aanu qabnaa fikirkii aanu ka dhiibanay Madaxtooyada inuu la xidhiidho balse wali lamaamu kulmin Guddoomiyaha iyo Agaasimaha Baanka”.

Xigasho Geeska Afrika

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories