HomeSANAAG: Ciidanka Qaranka oo ku Daba Jira Hub Sharci Darro ah Iyo...

SANAAG: Ciidanka Qaranka oo ku Daba Jira Hub Sharci Darro ah Iyo Cidda ku Lug leh

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargaysa(SLpost)Dooni siday saanad milatari oo iskugu jirtay hub iyo rasaas ayaa ka soo degtay magaalo xeebeeda maydh ee gobolka sanaag, hubkan oo la sheegay inuu leeyahay nin ka soo jeeda beesha degta deegaankaasi ayay xalay abaara 2:00am habeenimo ku soo xidhatay dekeda maydh.

Wararka Hordhac ah ee ka soo baxaya deegaankaasi ayaa intaas ku daraya in ay Ciidanka   qaranka somaliland Gaadheen Goobtas,kuwaas oo ku baxay dhinaca xeebta halkaas oo uu dagaal ku dhex marayo dablay beeleed ka soo jeeda waqooyiga bari sanaag, oo la safan ninka hubkan leh, ciidamada ayaa dablaydan ka baacsaday deegaanka awr gaab waxaana ay hada ku daba jiraan dablaydan hubaysan iyo ninkii hubka sitay oo u cararay dhinaca beeralayda hared halkaas oo ciidamadu raadkoodii ku daba joogaa.

Dad Goob joogayaal ah ayaa sheegay in ciidamada Somaliland la wareegeen doontii loo tuhunsanaa hubka oo maydh taagan iyo amaanka guud ee deegaanka waxayse baadi doon ugu jiraan sidii ay u soo qabqaban lahaayeen dablaydan  ninka wata iyo hubkii halka la geeyayba.

Taliyaha qaybta booliska ee gobolka Sanaag Casayr oo isagu hor kacayay ciidamada dawladda ee goobta jooga ayaa la sheegay  in isaga iyo ciidankiisii baadhitaano ka wadaan deegaanka Hareed oo looga shakisanyahay in hubka lagu qariyay, waxayna ciidamadu heleen gaadhigii xalay hubka maydh ka soo saaray oo saaka liin laga soo buuxiyay, hubka ayaa ay ilo xogogaal ahi  sheegeen in beesha waqooyiga Ceerigaabo ay yaman ka soo iibsatay.

Hubkan ayaa la sheegayaa inuu ka mid ahaa hub dhawaan ay wareejiyeen ciidamo ka tirsan jabhadaha islaamiga ah ee xuutiyiinta dagaalka kula jira, waxaana magaalada Sanca ka soo iibiyay nin kale oo ay ilmaadeer yihiin ka gadhigiisa xalay lagu arkay, wixii warara ee  iska hor imaadyadaas ku soo kordhana waxaanu idiinku soo gudbin doonaa wararkayaga danbe.

Source: Waaheen

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories