HomeSafiirkii Maraykanka ee Somalia oo Dalkiisa ugu baaqay inuu Qunsuliyad ka furto...

Safiirkii Maraykanka ee Somalia oo Dalkiisa ugu baaqay inuu Qunsuliyad ka furto Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Safiirkii Dawladdii Maraykanka u fadhiyey Dalka Soomaaliya intii u dhaxaysay 2016 ilaa 2017, Amb. Stephen M. Schwartz, ayaa Dawladdiisa u soo jeediyey inay qunsuliyad ka furato Somaliland.

Amb. Stephen M. Schwartz oo qoraal dheer qoray ayaa waxa kale uu Dawladdiisa u soo jeediyey inay Midowga Afrika kala shaqayso sidii loo dhisi lahaa meeqaamka Somaliland iyo in Madaxweynaha xiga Farmaajo ee Soomaaliya uu sameeyo Wada-hadallo midho-dhal ah oo uu la yeesho Somaliland.

blankDanjire Stephen M. Schwartz oo Arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi “Masaafadda iyo inay ka fog tahay Muqdisho, Maraykanku waa inuu Somaliland ka samaystaa Qunsuliyad, si ay u caawiso muwaaidniinta Maraykanka, Ganacsiga iyo in la dhiso xidhiidhada.”

Safiirku waxa kale oo uu sheegay “Waa inay sidoo kale kala shaqaysaa midowga iyo dhinacyada kaleba in la xalliyo meeqaamka Somaliland, iyadoo Madaxweynaha soo socda ee Soomaaliya (Madaxweynaha kan xiga) lagu dhiirigelinayo inuu sameeyo Wada-hadallo deg-deg ah oo macno leh.”ayuu yidhi.

Waxaanu intaa ku daray oo uu ka hadlay; “Degannaanshaha Somaliland iyo halka ay ku taallo, gaar ahaan dekedda Berbera waxay Maraykanka siin kartaa xulaashooyin istaraatiijiyadeed oo faa’iido leh, laakiin waa haddii ay Somaliland yeelato sharci caalami ah oo lagaga wada xaajoodo heshiisyada.”

Danjire Stephen ayaa noqday safiirkii u horeeyey ee Dowladda Maraykanku u soo magacowdo Soomaaliya wixii ka dambeeyey burburkii dowladdii Kaliyigii taliyihii Maxamed Siyaad Barre.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories