HomeSABABAHA SOMALIA UGU DHEGANTAHAY SOMALILAND

SABABAHA SOMALIA UGU DHEGANTAHAY SOMALILAND

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

blankSababaha ay Somalia ugu dhegantahay Somaliland waxa weeye in dadka Somalia ogyihiin in Somaliland tahay hoygii geesinimada, deeqsinimada, qalbi-wanaagga, suugaanta, fanka, ilbaxnimada iyo istaraatiijinimada (goobta ay ku taal oo muhiim ah) oo ay waayeen. Waxaa kale oo ay ogyihiin inay waayeen dalkii ay 30 sano (1960-1990) xukumayeen oo ay dhacayeen hantida dadkiisa.

Laakiin waxay illowsanyihiin in dadka Somaliland u keeneen dowladnimadoodii 1960 dabadeedna ay ugu abaalgudeen duudsi, cadaalad-xumo, gumaad iyo burbur ka baxsan Islaamnimada, Somalinimada iyo insaaniyadda. Markaas dadka Somaliland laguma dagikaro midnimo dambe oo huwan dhagar iyo khiyaamo.

 

Mar haddii qabyaaladda Somalidu ka xoogweyntahay Diinta Islaamka oo aan dhiig, dulmi iyo dhac midna laga xishoonayn sow ma habboona in la kala ahaado laba dal oo jaar ah oo walaalo ah. Sow lama oga in arrimahaas awgeed aan midnimo dambe hirgelayn balse laga dhaxlayo uun dhiig daata oo cusub iyo cadaawad hor leh. Waxaa habboon in la kala quusto xagga midnimada laakiin la noqdo laba dal oo walaalo ah oo iskaashada dhinackasta.

Dadka Somaliland waxay xagga dhaqanka iyo hiddaha aad isugu dhowyihiin dadka Kilinka 5aad ee Somalida Itoobiya, haddii ay xoroobaan waxaa aad u suurtogal ah inay ku soo biiraan Somaliland.

Ibrahim Hassan Gagale

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories