HomeRuushka oo laga saaray Xubnaha G8

Ruushka oo laga saaray Xubnaha G8

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Holand(SLPOST)Waxaa habeenimadii xalay kulan magaalada The Hague ku yeeshay Hogaamiyayaasha dalalka adduunka ugu qanisan dhanka warshadaha ee G7 kuwaasi oo sheegay in ay dalka Ruushka ka saareen kooxdii la isku oron jiray G8.

Nuclear Security Summit (NSS)

Hogaamiyayaasha G7 ayaa ka qeyb galaya shirka ka socda magaalada The Hague ee looga hadlayo amaanka hubka Nukliyeerka.

Shirkan G7 oo feer socday shirweynaha Nukliyeerka ayaa waxaa si gaar ah u guddoominayey Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama oo isugu yeeray madaxda dalalka G7.

Go’aanka kasoo baxay G7 ayaa lagu sheegay in looga jawaabayo tilaabadii Ruushka kula wareegay jasiirada Crimea oo kamid ahaan jirtay Ukraine, waxayna dalalka G7 sheegeen inay cunaqabateyn kale kusoo rogi doonaan dalka Ruushka.

Dalalka Midowga Yurub ee xubnaha ka ah G7 sida Jarmalka ayaa si weyn uga caga-jiidaya in cunaqabateyn dhameystiran la saaro dalka Ruushka oo uu ka dhaxeeyo ganacsi weyn.

Dalalka Midowga Yurub ayaa la sheegay in tamatooda ay isticmaalaan 13% uga yimaado dalkaasi Ruushka. Waxaana jira shirkado badan oo reer Yurub ah oo ku xiran Ruushka oo kasoo horjeeda cunaqabateyn dhameystiran oo dhaawici karta dhaqaalaha iyo ganacsiga dalalka horumaray iyo caalamka guud ahaan.

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Ruushka Segie Lavrov oo isaguna ku sugan shirweynaha Amaanka Nukliyeerka ee ka socda The Hague ayaa saxaafada usheegay in Ruushka uusan wax weyn u arag in laga saaro G8 oo uu ku tilmaamay koox ama madal aan rasmi aheyn oo ay kuwada sheekaysan jireen Reer Galbeedka iyo Ruushka.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories