HomeRuushka Oo Cambaareeyey Dawlada Ku Meel Gaadhka Ah Ee Ukraine

Ruushka Oo Cambaareeyey Dawlada Ku Meel Gaadhka Ah Ee Ukraine

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Moscow(SLPOST) Dawladda Ruushka, ayaa sare u qaadday cambaaraynta ka dhanka ah dowladda cusub ee Ku-meel-gaadhka ah ee Ukraine ee ay taageeraan reer Galbeedku, iyadoo si kulul u dheecaysay tallaabadaas.

flag-r

Xiisad ayaa ka kacsan dalka Ukraine ka dib markii xukunka laga tuuray madaxweynihii hore ee dalkaas Viktor Yanukovych. Ra’iisalwasaaraha Ruushka Dimitry Medvedev ayaa sheegay in dowladda cusub ay xukunka ku qabsatay “gadood hubaysan”.

 

 

 Wasiirka arrimaha gudaha ee KMG Ukraine ayaa goor sii horreysay sheegay in dowladda ay jartay warqaddii lagu soo xidhi lahaa madaxweynihii hore Yanukovych.

 

Baarlamaanka Ukraine

Baarlamaanka Ukraine ayaa dhowr maalmood ka hor u codeeyay in xilka laga qaado madaxweyne Yanukovych.

 

Ilaa haatan lama oga halka uu ku sugan yahay madaxweynihii hore.

 

Qalalaasaha Ukraine ayaa billawday kaddib markii madaxweynaha xilka laga tuuray uu diiday inuu xirir dhow la yeesha Midowga Yurub oo uu doorbiday inuu ku baddesho Ruushka.

 

Ra’iisalwasaaraha Ruushka ayaa sheegay in Midowga Yurub uu ku qaldan yahay inuu aqoonsado maammulka cusub ee KMG.

Maraykanka:

 

Mareykanka ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu taageero dhaqaale siiyo dalka Ukraine si loo soo celiyo xasiloonidii dhaqaale ee dalkaasi.

 

 

 

Afhayeenka aqalka cad, Jay Carney, ayaa sheegay in deeqda dhaqaale ay Ukraine u suuragelin doonto inay horumariso qeybaha caafimaadka iyo waxbarashada.

 

Faransiiska ayaa isaguna sheegay in madaxweyne Francois Hollande uu muujiyay inuu ka walwalsan yahay muhiimmadda ah in awoodda Ukraine si nabad gelyo ah loo wareejiyo, xilli uu telefoon kula hadlayay dhigiisa Ruushka, Vladimir Putin.

  

Labada madaxweyne ayaa wadahadlay iyadoo madaxa arimaha dibadda ee Midowga Yurub Catherine Ashton, ay ku sugan tahay magaalada Kiev, halkaas oo ay ku leedahay wadahadallo looga xaajoonayo sidii taageero siyaasadeed loo siin lahaa hogaamiyayaasha cusub ee Ukraine.

Somalilandpost@live.Com

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories