HomeRaysalwasaaraha Ingiriiska oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Raysalwasaaraha Ingiriiska oo Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London, 22 February, 2012 (SLpost)- Ra’isal Wasaaraha Dalka Ingiriiska David Cameroon ayaa Maanta si gaar  ah ugu qaabilay Xafiiskiisa Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” iyo Weftiga uu hogaaminayo ee Ku Sugan Magaalada London.

Banaan bax aan weli noociisu hore uga dhicin dalka boqortooyada Ingiriiska ayaa lagu beegay xili uu Ra’isal Wasaaraha Ingiriisku isu diyaarinayay Kulan uu la yeelanayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Xubnaha Weftigiisa .

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud “Siilaanyo” ayaa isaga oo ay wejigiisa ka muuqato farxad aad u balaadhan waxa uu Salaan gacan qaad ah la dhex maray banaan baxayaasha oo u taagnaa safaf dhaadheer isla markaana ku dhawaaqayay halku dhigyo ay ku taageerayaan Jiritaanka Qaranimada Jamhuuriyada Somaliland.

Kulankan uu Madaxweynuhu la yeeshay Ra’isal Wasaaraha Uk ayaa ahaa mid ay  labada dhinac  kaga wada hadleen arrimo badan oo taabanaya iskaashiga u dhexeeya Somaliland iyo Ingiriiska .

Waxaa kale oo Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo uu gelinkii hore la kulmay Wasiirka Horumarinta Iyo Iskaashiga ee dawlada Biritayn Andaruu Misheel.

Dhinaca kale Ra’isal Wasaaraha Dawlada Ingiriiska David Cameroon ayaa waraysi uu siiyay idaacada BBC World Service, waxa uu qiray inuu ku faraxsan yahay horumarka ay Somaliland samaysay gaar ahaan dhinacyada dhaqaalaha,dhismaha bulshada iyo hirgelinta tiirarka dawladnimo ee aasaaska u ah Jiritaanka dal ka mid ah adduunka.

SomalilandPost

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories