HomeRaysal-wasaarihii hore ee Jabuuti oo faahfaahiyey Sababaha uu xilka isaga casilay

Raysal-wasaarihii hore ee Jabuuti oo faahfaahiyey Sababaha uu xilka isaga casilay

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Djibouti (SLpost)-Ra’isul wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Djibouti, Dileyta Maxamed Dileyta ayaa Fashiliyay sababaha uu xilka uga digay, waxa uuna cadeeyay in is-casilaadiisa ay ka dambeysay codsi kaga yimid dhanka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Ismail Omar Geele.

Ra’isul wasaarihii hore Dileyta Maxamed Dileyta ayaa sheegay in is-casilaadiisa ay tahay mid aan ka imaan dhankiisa, balse ay tahay codsi ka imaday dhanka Mr Geele, waxa uuna sheegay in arrintaasi ay ku noqotay la yaab.

Djibouti Prime MinisterDileyta Maxamed Dileyta ayaa sidoo kale sheegay in Madaxweynuhu uu u soo diray warqad isla markana amar lagu siiyay in si deg deg ah uu xilka isaga dego, hase-yeeshe waxa uu isaguna sheegay in amarka Madaxweynaha fuliyay xilkana ka degay.

Ra’isul wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Djibouti, Dileyta Maxamed Dileyta ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in is-casilaadiisa aanay ahayn mid ka imaaday dhankiisa balse lagu amray in sida ugu dhaqsiyaha badan xilka uga dego.

Si kastaba ha ahaatee, is-casilida Ra’isul wasaarihii hore ayaa ku soo beegantay Xilli xukuumadda cusub ee Djibouti ay ku furan yihiin shaqaaqo kaga imanaysa dhanka mucaaridka.

Somalilandpost.net/Hargeysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories