HomeRaysal-Wasaaraha Ingiriiska Oo Ka Dhawaajiyay Lacagta Ay Ugu Deeqaan Soomaaliya Inay Ugacanta...

Raysal-Wasaaraha Ingiriiska Oo Ka Dhawaajiyay Lacagta Ay Ugu Deeqaan Soomaaliya Inay Ugacanta Gasho Kooxda Al-Shabaab

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

London (SLPOST):- Raysal-wasaaraha Ingiriiska David Cameron,ayaa sheegay in lacagta ay ugu deeqaan dalka Soomaaliya ee ay dagaaladu aafeeyeen  inay u gacan gasho kooxda Al-Shabaab ee ka dagaalanta Koonfurta Soomaaliya isla markaana aan loo isticmaalin sidii ay ugu talo galeen kana baxdo gacanta Dawladda.

dived

Dowladda Ingiriiska oo sanad kasta lacag gaadheysa 90 Million  oo Dollar ugu yaboohda Waddanka Soomaaliya, ayaa tilmaantay  in lacagahaasi oo ay ugu tala gashay in wax lagaga qabto xaaladaha Beni-aadannimo ay gacanta u galaan  dagaalyahanka Al-Shabaab.

 Raysal-wasaaraha dowladda Britain David Cameron, ayaa sheegay in lacagta gar gaarka ah ee ay siiyaa Soomaaliya aanu sidii loogu tala galay loo maareyn howlaha samafal  ee ay ku bixiyaan laakiin ay gacanta u galaan  Al-Shabaab.

Dawladda Ingiriiska,ayaa sheegtay inay ka fiirsanayso dhaqaalaha ay siinayso Soomaaliya iyo sida ugu wanaagsan ee loogu fulin karo arrimaha samafal ee ay ugu talo galeen.

Hadalka Raysal-wasaaraha Ingiriiska David Cameron,ayaa saamayn weyn ku yeelan kara  Dawladda Soomaaliya isla markaana sabab u noqon karta inay Dawladda Soomaaliya inay weydo lacago badan oo ay ka hesho dawladaha ka taageera dhanka dhaqaalaha.

Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories