HomeRa'iisal Waraaraha cusub ee soomaaliya oo maanta hor tegay barlamaanka si ay...

Ra’iisal Waraaraha cusub ee soomaaliya oo maanta hor tegay barlamaanka si ay ugu codeeyaan magacaabistiisa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho(SLpost) Ra’iisul wasaaraha magacaaban, Xasan Cali Kheyre ayaa baarlamaanka u jeediyay khudbo uu kaga hadlayay waxa uu doonayo inuu qabto haddii uu helo kalsoonida baarlamaanka.

Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay arrinta abaaraha, shaqa la’aanta, iyo inuu soo dhisidoono xukuumad tayo leh.

Ra’iisul wasaaraha ayaa sheegay in “Xukuumadda ay ku shaqeyndoonto wada shaqeynta shacabka, waxayna la imaandoontaa isla xisaabtan dhab ah”.

“Waxaa wax ka qaban doonaa, gurmadka abaaraha, amniga, dhisidda ciidan qaran, xasilinta dalka, la dagaallanka musuqmaasuqa, horumarinta cadaaladda iyo garsoorka, dhameystirka dastuurka, xoojinta federaalka, horumarinta dimuquraadiyadda iyo dhameystirka dib u heshiisiinta”, ayuu yiri Kheyre.

Fadhiga koobaad ee Baarlamaanka oo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ka qeybgalayo.

Madaxweynaha ayaa ka codsaday in baarlamaanka ay codka kalsoonida siiyaan Ra’iisul wasaaraha uu magacaabay Xasan Cali Kheyre.

Haddii la siiyo codka kalsoonida, Ra’iisul wasaare Xasan Cali kheyre wuxuu billaabayaa inuu soo xulo golihiisa wasiirada.

Golahaasi wasiirada ayaa markooda waxaa codka kalsoonida u qaadi doono baarlamaanka._94888620_kheyre1-768x432

Dhanka kale, madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta tagaya aqalka baarlamaanka waxaana loo dhaarinayaa kursi aqalka sare ka mid ah.

Waxaa la xiray qaar ka mid ah jidadka gala aqalka baarlamaanka Soomaaliya

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories