HomeRa'iisal waarihii hore ee Talyaaniga Silvio Berlusconi oo 86-jir Ku geeriyooday

Ra’iisal waarihii hore ee Talyaaniga Silvio Berlusconi oo 86-jir Ku geeriyooday

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Milan (SLpost)- Ra’iisal-wasaarihii hore ee Dalka Talyaaniga, Silvio Berlusconi, ayaa maanta ku geeriyooday cusbitaal ku yaalla Magaalada Milan ee Woqooyiga dalkaas.

Silvio Berlusconi oo 86-jir ku geeriyooday, waxa uu ahaa Siyaasi Caan ah iyo Maal-qabeen iska leh qaar ka mid ah Warbaahinta ugu afka dheer Talyaaniga, isagoo tiraba Afar jeer ka soo qabtay xilka Ra’iisal-wasaaraha intii u dhaxaysay 1994-kii ilaa 2011-kii.

Ganacsadahan ka taajiray warbaahinta, ayaa Jimcihii la dhigay Cusbitaal ku yaalla magaalada Milan kaddib markii uu ku soo booday xannuun uu ka caafimaaday saddex toddobaad ka hor xilligaas oo laga saaray cusbitaalkaas oo muddo lix toddobaad ah lagu dawaynayey.

Silvio Berlusconi ayaa muddo sannado ah u jiifay xaalad caafimaad, iyagoo qalliin wadnaha ah lagu sameeyey sannadihii 2016-dii iyo sidoo kale 2020-kii oo xannuunka Coronavirus ku dhacay.

Berlusconi waxa uu sidoo kale ahaa Mulkiilaha kooxda kubadda Cagta ee AC Milan intii u dhaxaysay 1986 ilaa 2017 ka hor intii aanu iska iibin kooxda.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories