HomeQofka layskama xidhi karo haddii aan wax caddayn ah lagu hayn

Qofka layskama xidhi karo haddii aan wax caddayn ah lagu hayn

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Marka hore waxaan bogaadinayaa  dhammaan websites-ka  xorta ah ee horsed ka ah war baahinta Somaliland si si gaar ah Somalilandpost, iyo hawlwadeenada

Marka labaad waxaan waydiinayaa dhamaan reer Somaliland ka dhabta ah, xaggee lagu wada Dalki iyo Dadkiiba, hoosna ii la eegtaan waxa maanta ka dhacaya Dalki.

Kadib dilkii foosha xumaa, waxa dhacay Dawladu kusoo qaaday Dulaan culus Magalada Gabilay, waxa la dul dhigay Awood laxaad leh, waxa hore looga cabanayayxadhi ku dhacay Rag, bal se arinki wu dhaafay halka waxa la marayaa Dumarkii , caruurtii, siiba Dumar Umul ah. Waxa kaliya ee ay galeen waxa weeyi Hebel ba idin lahadlay , tolow, goorma la gaadhay, in Gabadh dumar ah, ama will caruur ah loo xidho Danbi loo tirinayo Cid kale ? Tolow goorma la gaadhay Ruuxa in la xukumo tiiyoonmaxkamad la taagin ? Waasi waxay tusaya dada Caqliga fayaw, in meesha laga wado Qalalaase, xumaan, kicin, iska hor keen. Halkan waxaan ku muujinayaa arinka inmasuul ka Yahay ninki shalay ku dhaaranyay in u Daacad u noon doono Dadka iyo dalkaba, wa madaxwaynaha, Somaliland, Mudane Axmed Maxamed maxamoud.

Waxa jira Waziir marku fashilay in uu gacanta ku dhigo Dadkii Dailka gaysay, imika ku mashquulinaya Dadka, oo kolba meel ka afoofaya xumaan, bal qabsoo waa kii lo dirayAmaanka dalka, taasi waxay ku tussahs, in ninkaas la yidha Duur , ku hawlan yahay sidi dada Reer ha Gobolada galbeed looga abauuri lahaa iska hor keen, iyo dhibaato,kala fogayn, iyo in la abuuro Colaad iyo Qas inta ka horaysa Dorashooyinka dhawaanta la qaban doono, hadaba suaashu waxay tahay maxay gays teen Dadka laguhayo Dhibta, ee loola macaamilayo sidii Budcad, ? Madaxwynahu muxuu uuga amusay? Saw taasi maaha, in uu raali ka yahay ?

Waxaan hadalka kusoo gabagabaynaa, reer Somaliland, haday sida kaga amusaan, dhibtaa taagan, In Cadagu ka faaiidaysto, dalkana ka dhacdo dhib inta ka badan.Waxaanu leenahay Mudane madaxwayne, Dadka hoos u eeg, cavalcade waxay tahay in danbiilahay halkiisa lagu ciqaabo, ee maha in dhamaan dada lagu xasuuqo,laguna dhibo, waxaa tihiin reer hebel. Qofna maaha danbiile ila la hor keeno cadalcade laguna cadeeyo danbigiisa. Waxes tahay layaabku, qofka loo xidho waxaataqaanaa HEBEL, AMA HEBEL BA KU QABA, AMA WAXAA TAHAY INA HEBEL . QOFNA QOF LOOMA ANAYNKARO QOF KALE, HADDAANU KULA JIRINDANBIGA LOO HAYSTO.

ILAAHAY HAYNA GARANSIIYO XAQQA

ABDULKHALIQ ALI

SAUDI ARABIA

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories