HomeQaxooti ka soo barakacay Xasuuqii Jaamac Dubbad oo Gudaha Somaliland ku sugan...

Qaxooti ka soo barakacay Xasuuqii Jaamac Dubbad oo Gudaha Somaliland ku sugan iyo Qayla-dhaanta Badhasaabka Gobolka Togdheer

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Burco (SLpost)- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamed Ibraahim (Qabo), ayaa faahfaahin ka bixiyey Qaxooti ka soo baracay deegaanka Jaamac Dubad oo ka tirsan degmada Gaashaamo ee dalka Itoobiya oo dhawaan ciidamada dalkaasi xasuuq ugu gesteen dad Shacab ah oo carruur iyo haween ku jiraan.

Guddoomiyaha Gobolka Togdheer oo shalay ka soo laabtay socdaal isaga iyo wefti uu hoggaaminayaa todobaadkii hore ugu baxeen degmada Ballidhiig oo ku taalla xudduudka u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya, waxa kale oo uu sheegay in dadkii shacabka ahaa ee ciidamada Itoobiya ku xasuuqeen deegaanka Jaamac Dubbad ay ku jireen Hooyo iyo wiil ay dhashay oo haystay dhalashada dalka Ingiriiska. Badhasaabku waxa uu sheegay in Hooyada iyo wiilkeeda oo ka tagay magaalada Burco, booqashana ku tagay deegaankaas ay xasuuqaas ku dhimatay, halka wiilka yarna dhaawac ka soo gaadhay wakhtiganna lagu daawaynayo cusbitaalka guud ee magaalada Burco.

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAHFAAHSAN

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories