HomeQaraxyo Galaaftay nolosha Tobanaan Qof iyo dhaawaca boqolaal kale oo Ciraaq ka...

Qaraxyo Galaaftay nolosha Tobanaan Qof iyo dhaawaca boqolaal kale oo Ciraaq ka dhacay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Baqdaad, 20 March, 2012 (SLpost)- Saraakiisha amaanka ee dalka Ciraaq ayaa Maanta sheegay inay dhinteen in ka badan afartan qof,halka dhaawacuna uu ka gaadhay ku dhawaad laba boqol oo qof kadib markii qaraxyo baabuur loo adeegsaday dhawr xarumaha dawlada ah  oo ku yaala magaalooyin ay ka mid tahay Caasimada dalkaasi ee Baqdaad.

Saraakiisha Amaanku waxay intaas ku dareen in dhamaanba qaraxyadaasi ay Gilgileen magaalooyinka kala duwan ee ay ka dhaceen wakhtiyo isku mid ah.

Masuuliyiinta amnigu waxaa kale oo ay tilmaameen in qaraxyadani ay noqonayaan kuwii ugu badnaa ee maalin qudha ka dhaca dalka ciraaq gaar ahaan sannadkan aynu ku guda jirno,Warku waxa uu intaas ku darayaa in la filayo inay dhimashadu kor u sii kacdo maadaama ay jiraan dad uu dhaawacoodu aad u xun yahay.

Geesta kale Saraakiishan ayaa ku eedeeyay inay qaraxyadan ka danbeeyeen kooxaha argagixisada ah sida ururka Al-Qaacida oo diidan ayay yidhaahdeen shirka dawladaha carabtu ka leeyihiin arrimaha dalka ciraaq ee la qaban doono 27 bishan waxaanay xuseen in ujeedadoodu ay tahay sidii ay hakad u gelin lahaayeen shirkaas.

somalilandpost.net

Hargeysa/somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories