HomeQaramada Midoobay Ku Baaqday In Liiska Aqalka Sare Ee Somalia Laga Saaro...

Qaramada Midoobay Ku Baaqday In Liiska Aqalka Sare Ee Somalia Laga Saaro Hoggaamiye Kooxeedyadii Hore

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

(SL.Post) Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Danjire Michael Keating, ayaa ugu baaqay maamulada Puntland, Galmudug iyo Jubbaland in ay ka reebaan xubnaha aqalka sare ee baarlamaanka xubno uu ku sheegay inay ka mid ahaayeen Hoggaamiye Kooxeedyadii Soomaaliya.

Michael Keating, pictured in a May 2011 epa file photo from Kabul, is to head the UN assistance mission to Somalia. EPA/S. SABAWOON +++(c) dpa - Bildfunk+++
Michael Keating, pictured in a May 2011 epa file photo from Kabul, is to head the UN assistance mission to Somalia. EPA/S. SABAWOON +++(c) dpa – Bildfunk+++

Danjire Keating oo mid ka mid ah ayaa si gaar ah Maamulka Galmudug uga Dalbaday inay liiska xubnaha Aqalka Sare ee la doortay ka saaraan Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid).

Sidoo kale, Ergayga QM ee Somalia ayaa Warbixintiisa ku sheegay in horay loogu gaagay heshiis in hohgaamiye kooxeedyadii hore ee Dalka laga reebo xubnaha Aqallada Hoose iyo Sare ee Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.

Qoraalkan oo maalin ka hor la diray, ayaa haddana shalay waxaa xubnaha ku guuleystay Aqalka Sare ee Galmudug ka mid ahaa; Jen. Cabdi Qaybdiid oo laga ka mid ahaa dadkii laga digay in Aqalka Sare loosoo doorto.

Maamulka Galmudug ayaa dhankooda sheegay in qoraalkan uu soo gaaray xilli la doortay Jen. Cabdi Qaybdiid, inkastoo aysan sheegin Sida ay ka yeelanayaan Qoraalkan Wakiilka QM ee Somalia kasoo baxay.

Geesta kale Maamulka Puntland iyagana loogu baaqay in ay Liiska Xubnaha Aqalka Sare ay ka saaraan Jen. Maxamed Siciid Xirsi Morgan oo isagana mid ahaa dowladdii millteriga ahayd iyo hoggaamiye kooxeedyadii Dalka ka jiray xilliyadii dagaallada sokeeye.

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories