HomeQaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo Koox Khubaro ah u soo diray...

Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo Koox Khubaro ah u soo diray Qiimeynta Suuqa Waaheen

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub oo ka jawaabaya baaq ku aaddan masiibada Suuqa Waaheen, ayaa wefti culus oo ka kooban khubaro iyo saraakiil sar-sare u soo diray magaalada Hargeysa.

Khubaradan oo ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, waxa ay qiimeyn ku samayn doonaan baaxadda khasaaraha ka dhashay dab xooggan oo baabiiyey Suuqa ugu weyn Somaliland ee Waaheen oo ku yaalla badhtamaha caasimadda.

Ujeeddada socdaalka ay saraakiishani ku soo gaadhaan Hargeysa, ayaa ah sidii Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub uga qayb-qaadan lahaayeen dib-u-dhiska Suuqa oo gebi ahaanba burburay isla markaana ay ku hanti-waayeen ganacsato kala duwan oo tiradooda lagu qiyaasay Ilaa Shan Kun, sida lagu sheegay warbixin hor-dhac oo ay soo saareen guddiga heer-qaran ee taakuleynta Masiibada Suuqa Waaheen.

“Koox ka socota hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa shalay gaadhay magaalada Hargeysa si ay qiimeyn ugu sameeyaan waxa loo baahan yahay si looga qayb qaato dib u dhiska suuqa weyn ee magaalada ka dib dab khasaare gaystay oo todobaadkii hore ka kacay,” sidaa waxa lagu sheegay qoraal ka soo baxay xafiiska Qaramada Midoobay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories