Sidadeedababani –aadamkawaxaakujirasifoiskagaabuuranoo ahhan-weyniiyoqabtaasooaancidna ugaarahaynee aywadagaandhammaandadku,waxaanatusaaleinoogufilanhaddiiaadqof kadoonaysid inuu waxkusiiyowaxaadjeceshay insiqarsoodi ahuukugusiiyoadigaooiskalahanweyn in aycidikuaragtoadigaoocidka kale waxmartiuga ah ,kudarsooqofkamiskiin ka aheetuugsanayaamarkasihoose waxloosiiyo lamaniyad ah amarka kaleeeiyadaoo laarkayo wax lasiiyo ,
arrinkaninamaahadhaliil cidkuceeb aheewaadabeecaduudadkuiskaleeyahay .
qoraalkaintasarewaxaan usooqaatayuunxusuusin ahislaweyniniyadaaadmigakuabuuran
Muddohaatansannadolagajoogoanigaoomaalinmarayajidaad ucidhiidhi ahookuyaallamagaaladaHargeysa,cad-ceedunaayaad ukulushahayoo aymarkaasiuungaadhaywaqtigii aySoomaaliduninkacarabka ah wax kasheegijireen.
WaxagadaaligasoogaadhayninwataGaadhiyaroo ahnooca aykaxaystaandadkalaxaadkalugahanaafada ka aheelooyaqaano (Gaadhi-curyaan)kaasooxawaarekusoconayaintaitaalkiisuahaa .
Jidkadhinacaaanu usoconoahayddaadeg/foorarayaa usaamaxdayninkiibaabuurcuryaankawatayinuuisoogaadhoislamarkiibanauu Idhaafo.
MarkauuwaxyaruunidhaafayninkiiGaadhi —curyaankawatayayaawaxaandareemay san-qadhxooganoodhankaigadambaysaiyaduna kasoosocota,waaneegaywaxaananarkayGaadhi-dameersidabiyokaasoonindhakada kafuushanieewataauusixoogleh utumaayodameerka,dameerkunaintauudhagahalaabayuuawoodiisiioodhanorodkuiskugukeenay ,islajaleecistiilabaadwaxaanarkayisagaoointauu IdhaafaykudhawninkiiwatayGaadhi —curyaankaoohortaydasiisocda ,anigaoo

