HomeQaar Aan Aw-barkhadle Gaadhin Ayaa Xukuumada Dhaliila

Qaar Aan Aw-barkhadle Gaadhin Ayaa Xukuumada Dhaliila

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Soomaalida hore ayaa loo sheegay in hogaamiyaha kaliya ee u talin karaa inuu yahay nin ka adag oo dalka ku hogaamiya kalidii taliye, sababtoo ah hadii loo seeto dheereeyo sida maanta oo kale ayey umada hogaanka u haysa aflagaado iyo eryo xajiin badan oo aan qaban ku odhan lahaayeen.

Kaas kalidii taliyaha ah hadii maanta uu jiri lahaa dad badan ayaa u dhiman lahaa cabudhsanaan iyo isku buuq, laakin ilaahay ayaan taas inagu qaban oo weynagaa aad arkaysaan in xoriyatul qawlka waxa loogu yeedhaa uu dalkeenan yar biyo dhigay, islaan kastaa wataa Tv-yada lacagta ah prepaid-keedu ku shubaynaysa dabeeto waxay doonto kaga dhurmaysa.

Madaxweyne Siilaanyo hogaanka wadanka uu u hayo hadii indho caafimaad qaba lagu eego wax badan ayaa la qabtay oo aan laga masuugi Karin, ceerigaabo ka soo bilow ilaa min galbeedka ay Borame u koonayso.

Dad badan oo aan Awbarkhad arag ayaa warbaahinta soo fadhiista oo dhaliilo u jeediya xukuumada madaxweyne Siilaanyo, kuwaas oo badankoodu ka bartay ereyga cambaarayn iyo qabyaalada ayuu siilaanyo wadanka ku soo kordhiyey, ilaahbaan idinku dhaariyee bal daacad iyo wanaag ku eega wax dalka loo qabtya iyo horumarka la gaadhsiiyey.

Madaxweyne Siilaanyo hadii uu nin qabiil yahay halkanba laysma soo gaadheen mar hore ayaa dalka lagu kala carari lahaa, qaybaalad hadii ay arrintu tahay doorashana ma heleen waayo beeshiisu halkay degto waa la yaqaan, halka uu ka soo baxayna waa Hargeysa.

Waxaan ku soo koobayaa maqaalkayga Siilaanyo inuu wadanka wanaajiyey waa la wada yaqaan ee yanaan been isku sheegin dadka aan wadanka wada gaadhinow,

 

Qalinkii Khadar Cabdiraxmaan

khadarc16@gmail.com

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories