HomeProf.Axmed Ismaaciil Samatar Oo iftiimiyey Doorka Ganacsadu ka geysan karto Suuq-geynta Qaddiyadda...

Prof.Axmed Ismaaciil Samatar Oo iftiimiyey Doorka Ganacsadu ka geysan karto Suuq-geynta Qaddiyadda Somaliland iyo Aqoonsigeeda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa(SLpost)-Prof.Axmed Ismaaciil Samatar ayaa sheegay kulan uu la qaatay qaar ka mid ah ganacsatada Somaliland inuu ku ogaaday inay diyaar u yihiin ictiraaf raadinta Somaliland hadii la horkeeno istaraatijiyad dhamayastiran.

EEF5122F-A7A7-408F-895E-BF7B54D37F63_cx0_cy3_cw0_mw1024_s_n_r1

waxa uu sheegay Prof.Axmed Ismaaciil Samatar inay dhaqaale badan ganacsatadu barnaamijkaas ku taageeri lahayd, se aan wakhtigan la hayn wax siyaasad ah oo lagu raadinayo ictiraafka Somaliland. waxa uu sidan u sheegay mar uu la hadlaayay qurba joogta reer Somaliland ee dalka Nederland, waxaanu isaga oo arintan ka hadlaayay uu yidhi “Markaan Somaliland tagaba ganacsatada aad ayaanu u wada sheekaysanaa, waxa ku jira kuwo maskaxdoodu ay sarayso oo halkay joogaan aad yaabayso, waxa ganacsatada Somaliland wadnaha ka saaran waa arinta aqoonsiga waayo LC-ga ma Furan Karaan, markaas waa inay dad kale baryaan oo ay meelo kale soo maraan, waxaan ku idhi hadii barnaamij loo dajiyo ictiraaf raadinta Somaliland idinku qaybtiina ma qaadnaysaan dawladii waa miskiin oo waxba ma haysee, markiiba hadalka way la soo boodeen oo waxay yidhaahdeen (haa) laakiin waxa ku xidhan shuruud oo yaan nalagu bilaabin lacag keena oo taas waanu ka daalnay ee hanaloo keeno barnaamijku waxa uu yahay, cida qaadaysa iyo khidadu siday tahay hanalaga dhaadhiciyo, hadii nalaga dhaadhiciyo intii taagtayada ah boqolkiiba kontana ha ahaatee waanu bixinaynaa, waxay ku tusinaysaa inay diyaar yihiin ee aaway dadkii barnaamijka caynkaas ah u soo dajin kahaa.”

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories