HomeProf.Axmed Ismaaciil Samatar oo Ka Hadlay Sida Ay Soomaalidu Isku Xaasidaan

Prof.Axmed Ismaaciil Samatar oo Ka Hadlay Sida Ay Soomaalidu Isku Xaasidaan

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargyesa(SLpost)-Prof.Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ka haday dhaqanada xun xun ee dadka Soomaalida inay ka mid tahay in aan waxba laysku ogayn oo dadka midba midka kale uu hoos u reebayo.
Axmed Ismaaciil waxa uu sheegay in loo baahan yahay in wax laysku haniyeeyo intii laysla hadhi lahaa, waxaana isaga oo arimahan ka hadlaayay uu yidhi “Dhawr amuurood oo foolxumo leh ayaan ku arkay anigu Soomaalida dhaqan ahaanba, waa deeqsiyaal hadii ay wax dhibaataysan arkaan laakiin waxba iskuma ogola, waxa badan shaadhka ka wasakhee, dumarkuna xaga danbe ha joogaan oo hanaga aamuseen, dad aan waxba isku ogalayn dhaqankeena qayb caynkaas ah ayaa ku jirta, waxaad xataa arkaysaa fanaaniinteena laba fanaan oo waaweyn ayaad ku odhanaysaa midkood hebel ka waran oo waxa uu ku odhanayaa waxba ma tumi karo oo waxba ma yaqaano, kan kale ayaad u tagaysaa isna sidiibuu ku odhanayaa, siyaasiyintuna waa caynkaas.”

Halkan Hoose ka daawo muuqaalkaas

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories