HomeObama Oo Safiir Cusub U Magacaabay Somaliya

Obama Oo Safiir Cusub U Magacaabay Somaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

US(SLpost)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa Isniintii (1/11/2016) magacaabay safiirka cusub ee Mareykanka ee dalka Soomaaliya.

Bayaan lagu daabacay website-ka Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa lagu sheegay in Stephen Michael Schwartz, uu noqon doono safiirka Mareykanka ee Soomaaliya.Stephen Schwartz, oo in muddo ah kasoo shaqeeyey Waaxda Arrimaha Dibedda Mareykanka, ayaa iminka ah agaasimaha xafiiska waaxda arrimaha dibedda u qaabilsan arrimaha Australia, New Zealand, iyo jasiiradaha Pacific-ga, xilkan oo uu hayey tan iyo bishii August ee 2015.

Waxa uu horey u ahaa agaasimaha xafiiska arrimaha galbeedka Africa, intii u dhaxeysay 2013 illaa 2015, isaga oo xilligaas ka hor, intii u dhaxeysay 2010 illaa 2013 ahaa ku xigeenka madaxa howlgalka safaaradda Mareykanka ee magaalada Lusaka ee dalka Zambia.

Magacaabidda Stephen Schwartz ayaa astaan u ah dib usoo noolaanshaha xiriirka diblomaasiyadeed ee Mareykanka iyo Soomaaliya, ayada oo dowladda Soomaaliya ay goor horeyba safiir ugu soo dirtay Washington D.C.

Stephen Schwartz ayaa howshiisa billaabi doona marka magacaabistiisa uu ansixiyo senate-ka Mareykanka.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories