HomeObama  iyo Putin oo Ka Shiray Arrinta Suuriya

Obama  iyo Putin oo Ka Shiray Arrinta Suuriya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo dhiggiisa Ruushka, Vladimir Putin, ayaa waxa ay kulan gaar ah ku yeesheen magaalada New York.

Waxaa la filayay in xal kama dambeys ah ay ka gaari doonaan arrimaha ku saabsan dagaalka sokeeye ee ka soconaya waddanka Suuriya, hasayeeshee rajadii laga qabay heshiiskaasi ayaa waxaa hadheeyay khilaaf ba’an oo u dhaxeeyay oo xitaa si cad uga muuqday khudbadihii ay u jeediyeen hoggaamiyeyaasha caalamka.

Saraakiil Mareykan ah ayaa sheegay in hoggaamiyeyaashani ay ku heshiiyeen in xal siyaasadeed lagu soo afjaro colaadda dalka Suuriya basle waxa ay ku guuldareysteen in ay ku heshiiyaan waxa uu noqonaya mustaqbalka madaxweyne Bashaar Al-Asad.

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin waxa uu sheegayaa in dhigiisa mareykanka Barack Obama uu la yeeshay kulan muhiim ah oo daacadnimo ku dheehantahay.

Mr Putin waxa kale oo uu sheegay in dalkiisa uu xoojinayo ciidamada Suuriya balse waxa uu meesha ka saaray in halkaasi uu u dirayo ciidamo ka hawlgala dhanka dhulka.

Waxa uuna intaasi ku daray in duqeymo ay ka geysan doonaan meelaha ay joogaan kooxaha uu ku tilmaamay argagixisada balse ay ixtiraami doonaan shuruucda caalamiga ah si ka duwan buu yidhi duqeymaha ay geysanayaan xulufada uu Mareykanka hoggaamiyo.

Sarkaal Mareykan ah ayaa sheegay in Putin iyo Obama ay go’aansadeen in ay ciidamadooda amraan in ay ka wadahadlaan sidii ay uga baaqsan la haayeen dagaal ku dhex mara gudaha dalka Suuriya.

.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories