HomeNuxurka War-murtiyeed laga soo saaray Shirweynihii u horreeyey Noociisa oo lagu lafo-guray...

Nuxurka War-murtiyeed laga soo saaray Shirweynihii u horreeyey Noociisa oo lagu lafo-guray Adeegyada Isgaadhsiinta & Tiknoolajiyadda Somaliland

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Hargeysa (SLpost)- Hotelka Maansoor ee magaalada Hargeysa waxa gelinkii dambe ee maanta lagu soo gebo-gabeeyey Shirweynaha Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland oo maalintii shalay uu daah-furay madaxweyne ku-xigeenka Somaliland.

Shirweynahan oo ay soo qaban-qaabisay wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda Somaliland oo gacan ka helaysa wasaaradda Maaliyadda isla markaana ay ka qayb-galeen in ka badan 20 shirkadood oo bixiya adeegyada Isgaadhsiinta iyo farsamada Technoolajiga Casriga ah, ayaa noqonaya kii ugu horreeyey noociisa ee lagu qabto dalka, waxaana ujeeddadiisa loo soo qaban-qaabiyey oo ka duulaysa siyaasadda Wasaaradda Isgaadhsiinta ee uu hoggaamiyo Wasiirka Wasaaraddaas Dr. Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi Muxumed, ayaa loogu talo-galay sidii kor loogu qaadi lahaa laguna dhiirri-gelin lahaa adeegyada Tiknoolajiga iyo Isgaadhsiinta ee ka jira dalka si loola jaan-qaado heerarka caalamka horumaray.

Shirweynaha oo isugu jiray Falan-qeyn iyo Doodo laga yeeshay adeegyada Isgaadhsiinta iyo tiknoolajiga iyo sidoo kale Carwo ay shirkaduhu ku soo bandhigeen adeegyada ay bulshada u qabtaan, waxa gunaanadkiisii soo af-meeray oo goob-joog kahaa wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiga Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi iyo Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire.

Wasiirka Wasaaradda Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi Suufi oo munaasibadda gunaanadka shirweynaha ka hadlay, ayaa falan-qeyn iyo doodo lagu lafo-guray Arrimaha isgaadhsiinta iyo Teknoolajiyadda kaddib, waxa madasha ka akhriyey war-murtiyeedkii laga saaray.

Faahfaahinta Warkan iyo War-murtiyeedka laga soo saaray Shirweynaha kaga bogo Muuqaalka Hoose, daawo wacan.

 

Somalilandpost.net
contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories