HomeNuxurka Kulan Dhex-maray Isbaahaysiga KULMIYE Iyo Hoggaanka Xisbiga WADDANI (SAWIRRO)

Nuxurka Kulan Dhex-maray Isbaahaysiga KULMIYE Iyo Hoggaanka Xisbiga WADDANI (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SL.Post) Siyaasiyiinta Isbaahaysiga Xisbiga KULMIYE ayaa kulan ku xidhiidhsan wada hadalkii u socday iyaga iyo WADANI waxay saaka ku yeesheen Magaaladda Hargaysa.

image-30

Kulan labada dhinac waxa xagga Xisbiga WADANI hoggaaminaayay Guddoomiyaha Xisbiga Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo ay wehelinayeen Ku-xigeendiisa iyo Xoghayaha guud, dhinaca Siyaasiyiinta Isbaahaysiga KULMIYE ayaa iyaguna ka koobnaa dhammaan Xubnihii ku midoobay Isbaahaysiga ee qaadacay doorashadiii ka dhex dhacday xisbiga KULMIYE.

image-28

Waxaana kulankan uu saaka ahaa mid xasaasi ah kaasi oo ay jilbaha isku dareen labada dhinac isla markaana ay kaga wada hadlayeen kagana doodayeen qodobada gundhiga u ah heshiiska ay kala saxeexanayaan labada dhinac ee WADDANI iyo Isbahaysigu.

1-740x553

Sidoo kalena wararka ayaa sheegaya in siyaasiyiintani ay saaka usoo bandhigeen masuuliyiin qodobo dhawr ah oo gundhig u ah heshiiskan isla markaana uu ka mid yahay mansabyada ay doonayaan garabkani.

Ilaa hada ma jiro warar rasmi ah oo kasoo baxaya kulankan ay saaka fooda isku dareen labada dhinac ee WADDANI iyo Isbahaysigu.

 

 

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories