HomeNuxurka Heshiis Ay Wada-gaadheen Isbaahaysiga KULMIYE Iyo Xisbiga WADDANI (SAWIRRO)

Nuxurka Heshiis Ay Wada-gaadheen Isbaahaysiga KULMIYE Iyo Xisbiga WADDANI (SAWIRRO)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SL.Post) Siyaasiyiinta Isbaahaysiga xisbiga KULMIYE, ayaa si rasmiya ugu biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee WADANI.

image-52

Shirar muddo dheer u socday labada dhinac ayaa maanta soo gebo gaboobmay, waxaanay labada dhinac ka heshiiyeen mabadiidi iyo saami qaybsigii Xisbiga.

image-47

Xisbiga WADANI ayaa kuras tiro badan wuxuu ka siiyay Siyaasiyiinta Xisbiga KULMIYE, golaha dhexe, guddida fulinta iyo xubnaha hoggaanka Xisbiga.

image-48

Sidoo kale waxaa qaab dhismeedka Xisbiga WADANI laga dhigay, Guddoomiyaha Xisbiga, oo ah Cabdiqaadir Xaji Ismaciil Jirde, Hoggaamiyaha Xisbiga oo noqday Xirsi Cali Xaji Xasan iyo Murashaxa Xisbiga oo noqday Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) kuwaas oo laga ansixin doono shirka Golaha dhexe ee Xisbiga WADANI oo wiigan la qabanaayo, geesta kale waxay labada dhinac kala saxeexan doonaan qodobo mabaadii ah oo ay Isbaahaysigu aamin sanayeen kuwaas oo ay kula heshiiyeen Xisbiga WADANI.

image-50

Munaasibada midawga Siyaasiyiinta Isbahaysiga KULMIYE iyo WADANI ku midoobayaan ayaa la qabanayaa maalinta Axadda ah ee inagu soo fool leh.

image-49

Xubnaha Siyaasiyiinta Isbahaysiga KULMIYE ayaa miisan weyn ku leh bulshada Somaliland qaybaheeda kala duwan waxaana la filayaa inay wax weyn ka badali doonaan siyaasadii dalku sidii ay u socotay.

image-50

 

Somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories