HomeNatiijada Kullanadii Maanta La Ciyaaray Ee Koobkii Gobollada Somaliland

Natiijada Kullanadii Maanta La Ciyaaray Ee Koobkii Gobollada Somaliland

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Boorama(SLPost) – Maalintii labaad ee koobka gobolada Somaliland ayaa waxaa ku maanta iska horyimid kooxaha Maroodijeex iyo Buuhoodle oo wada ciyaaray iyo kooxaha Xaysimo iyo Badhan oo wada dheellay.

 

Ciyaar xiiso badan oo labada kooxood ee Maroodijeex iyo Buuhoodle oo kuwada jira Kooxaha ugu adag(Group of dead) ee ciyaaraha gobolada ayaa galabta kuwada ciyaaray garoonka Xaaji Daahir Stadium ee magaalada Boorama. Ciyaarta oo ahayd mid adag islamarkaana xiiso badan ayaa guushu raacday kooxda Maroodijeex kadib markii ciyaartu ku dhammaatay  saddex iyo laba (Maroodijeex 3:2 Buuhoodle).

 

Geesta kalena waxaa garoonka Burco ee xarunta Togdheer kuwada dheelay xulalka gobolka Xaysimo oo xaruntiisu tahay Taleex iyo xulka Badhan, waxaana ciyaar xiisa leh kadib guushu raacday kooxda Xaysimo oo laba iyo Eber ku diray kooxda Badhan( Xaysimo 2:0 Badhan).

 

Wajiga hore ee ciyaaraha gobolada Somaliland oo si habsami ah uga socda xarunta Awdal ee Boorama iyo xarunta Togdheer ee Burco waxaa barri Boorama isku haleelaya Gobolka Saaxil iyo gobolka Salal, halka Burco ay kuwada ciyaari doonaan gobolada Sanaag iyo Saraar

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories