HomeMuxuu Noqon Doonaa Mustaqbalka Siyaasadee Ee Somaliland (Qalinkii,Prof.Abdirahman): Qormadii,2aad.

Muxuu Noqon Doonaa Mustaqbalka Siyaasadee Ee Somaliland (Qalinkii,Prof.Abdirahman): Qormadii,2aad.

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

photo1Waxan ku soo qadanay qormadii koowaad in waxyabaha lumiya kalsonida shacabku ku qabo xukuumad sababtuna tahay maamul xumo iyo qorshe la aanka timaad mamulka sida darteed iyada oo aansii aan ba qaadi dono qorma ada ah muxuu noqondonaa mustaqbalka somaliland kuna cabirayna siyasadaarrimaha gudaha iyo siyasada arimaha dibeda waxan ku guda jirnay siyasada arimahaha gudahab oo ah tan ugu muhumsan in dhidibada loo taago lanaadkeeyo jiritanka qaran.

 
Waxan ku soo jirnay kalsonida shacabka ee somaliland sababaha kenay in ay shacabka somaliland ku kalsonan layihin mamulka jira oo ku salaysan qolo iyo
qaybin,waxa cad in silaanyo qaacido ka dhigtay in mamulka dawlada uu ka dhigo beel qudha ay sababtay waqoyi galbed iyo bariba laga dhawaqay mamulo sababtana xukumadas silaanyo ee qacida u tahay  eexda ay eedahay.
 
Waxa marag ma doon ah in xukuumadii laga filayay kor uqadida kalsonida shacabku ku qabo xisbul xakim ka silaanyo ay mesha ka baxday walina uu ku mashqulsanahay sidii ilaa heer xisbiga gudihisa lookala adkan lahaa loo kala boqorsanana laha kala saraysinta ku dhisan nin jeclaysi waxay kentay in ilaa heer kasta xukuumada ah.
 
Waxa kor u kacay shaqo la aan ta bahsan oo sababtay in maanta aqonyahankii somaliland oo dhami shaqo ka naawilayo dawlada cusub ee somalia malin walbana isbaaro loo dhigtay in anay dadku tagin muqdisho iyaga oo aan wax kalsoni ah ku qabin iyo rajo maamulka silaanyo iyo dalkaba oo rajadii siyasadeed iyo mid dhaqaale ay luntay.
 
maamulka silaany wax uu joojiyaa qof kasta oo tagay muqdisho ama jeegareyaa flight kasta oo tagaya somalia  waa ayaan daro u soo hoyatay somaliland 
waxa laga rabay in dalkan oo loo soo dhoofi  jiray manta looga dhoofayo xamar hadaba maxaa mesha ka maqan 
 
La xisabtan La aanta Xukuma Ee Golaha sharci dajinta ;
 
Xukuumad kasta waxa xakamaha u haya oo control a waa golaha sharci dejinta oo ku soo dabala milgihi xukuumadeed wax iyaduna cad inaan lakala saari karin xukuumada iyo golaha sharci  dajinta isaga oo silaanyo siiya balanqaad yo amaba mansabyo xukuumada dhexe ah maadama oo wakhtigodii dhowyahay parlamantka la dooran lahaa.
 
waxa cad in talada siyasadeed ee gudaha ay buburtay laguna tuntay masuliyadeda leyahay silaanyo ta sharci uu leeyahay parlamanka waxa cad in uu ku tagrifalay awoodihi qaranka isaga oo aan u gu dhaqmin si siman.
 
Durufaha siyasadeed ee arimaha guduhu waxy sababeen kalsoni darada besha calamka taasoo keentay in laga dayriyo ku kalsonanta aminiga somaliland .iyada oo qormoyinka danbe ee arrimaha debada aan dib ugu dhigan dono waxan lenahay mudaharad xalmaaha lagu kasbado beesha calamka waxa cad in lagu dilay nin somaliland haysta dhalashada ingriska jeelka dhexdisa ila hadana jawab laga layahay waxa cad in falal argagixiso oo silaanyo ogyahay laga sameeyay dalka sida falal jid gooyahda ahaa oo beesha caalamku ka wareertay waxa cad in ragii dunidu haysatay warbixintoda in ay ka danbeyeen ay manta mansabyo ka hayan xukumada silaanyo taasuna marag madoon tahay in uu silaanyo ku lug laha falal ki argagixiso ee lagu gawracay jidka u dhexeeya Degmada Dila İyo Gebilay warbixinihi loo gudbiyay besha calamka ay rumoobeen ee ahaa in aan silaanyo lagu aamin karin amniga somaliland waxa cad calamada halagu garto argagixisada somalia ka jirta ay tahay gawraca gaadmada ah ee lagu sameyo dadka safraya.
 
Waxa cad in silanyo aanu fahamsanayn halka sartu ka qudhuntay oo ah kalsoni darada amni  beesha calamka ee Somaliland wax cad in maanta alshabab oo looga soo adkaday koonfurta somalia ay manta saldhig ka dhiganayso somaliland iyaga oo hore gacan saar u la leh maamulka silanyo masuliyin ku jira shacabka somaliland na  wada ogyahay, iyo dagalki ka dhacay buhudle oo qayb ka aha kalsonida amni daro ee sababtay ka dayrinta besha calamka waxa iswaydin mudan maxy xukumadiihii ka horeyay u dagalami wayeen buuhuudle waxy ogayeen in dalka iyo dadkuba yihin somaliland.
 
Waxaan leehaya mudaharad xalmaha waa in la badbadiyaa siyasada arimaha gudaha ee dalka si looga baxo halka uu maanta uu marayo dalku waxa lagarabaa mamulka silaanyo isku shaandhayn dawlada dhexe  ah oo oo qancinkarta reer somaliland.
 
waxa laga raba in uu soo magacaabo shaqsiyad lagu kalsonan karo bari ilaa galbed.
 
Lasoco Qaybta 3aad.
 
Qalinkii Prof.Abdirahman Abdiqani İbrahim
Wakilka Turkeyga Ee Xisbiga UCİD
T:00905532028571
E:ucid_turkey@hotmail.com

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories