HomeMUWAADIN REER JABUUTI AH OO CABASHO XOOGAN KA MUUJIYAY GURYO AY HARGAYSA...

MUWAADIN REER JABUUTI AH OO CABASHO XOOGAN KA MUUJIYAY GURYO AY HARGAYSA KU LAHAAYEEN OO MULKIYADO BEEN ABUURA LOO SAMAYSTAY IYO DOORKA UU KU LEEYAHAY MAAYARKA SOLTELCO.

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

DJABUTI(somalilandpost) Muwaadin Naasir Cabdilaahi Nuur oo ah muwaadin reer Jabuuti ah sidoo kalana u dhashay  somaliland  ayaa cabasho xoogan ka muujiyay cadaalad darooyin faro badan oo lagula kacay,waxaanu dhibanahan oo warbaahinta u waramay sheegay in xoog lagaga haysto guryo ay kulahaayeen magaalada Hargaysa, isaga oo bedka soo dhigay arimo laf jab ku ah Maamulka Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa, ka dib sida uu sheegay dhibanahani markii maayarka caasimada Hargaysa  mulkiyad been abuur ah uu u sameeyay dad kiro ahaan ugu jiray bakhaaro ay ku leeyihiin Badhtamaha caasimada Hargaysa.

??????????????

 Muwaadinkan reer jabuuti ayaa sidoo kale soo bandhigay kala duwanaanshaha waraaqahan been abuurka ah ee loo samaystay sedexda guri ee ay ku leeyihiin badhtamaha suuqa Hargaysa oo mudo dheer kiro loogu jray ayna u samaysteen kiraystayaashii ku jiray.

Sidoo kale Muwadin Naasir ayaa fashiliyay  in shaqsiyaadka degan guryahan kirada ugu jiraa ay ardiyadahan been abuurka ah ee ay sameysteen ay baananka kaga qaateen lacago  Faro badan

Mr. Naasir ayaa maayarka caasimada Hargaysa C/raxaan Soltelco ku eedeeyay in dhamaan lahaanshaha been abuurka ah ee  qaarka mida dadkii markii hore  kirada ugu jiray   xiligana samaystay ducomentiga been abuurka ah  iyagoo mid ka mid ahi uu ku doodayo in laga iibiyay  halka qoyska iska leh gurayahan ay ku eedeeyeen maayarka iyo xubno maxkamaduhu in ay ku gacansiinyeen samaysiga waraaqahan sharci darada ah .

Dhanka kale cadaalad darada lagula kacay muwadinkan reer jabuuti ayaa waxaa ka hadlay xildhibaano ka mida golaha wakiilada somaliland  halka ay dacwadeedana ka galeen looyaro caalamiya oo ka yimid dalka jabuuti iyo sidoo kale qoraal uu safiirka jabuuti ku socod siiyay wasaraada arimaha gudaha somailand kaasi oo ujeedadiisu ahayd sidii xukuumada Somaliland talaabo uga qadi lahayd cadaalad darada Lagula kacay muwaadinkan reer Jabuuti.

 Hadaba halkan kaga bogo sida loo minguuriyay sharciyada saxda ah ee ay lahaayeen guryahan dhibane Naasir oo ah guryo ay dhaxleen qoyskoogu mudo fog.

kala iibsi qaybta kowaad

Guriga 1aad: waxaa ku jira Rashiid Ibraahim Ciise oo ku iibinaya  ardiyad qaldan oo numberkeegu yahay  j-al/b-47/593, halka guri numberka saxda ah ee Ardiyadu  yahay j-al/b-47/598.

ardiyada2013 qaybta kowaad

Guriga. 2aad: waxa hada ku jira Gurigan  Naasir C/laahi Nuur, halka uu  Ardiyad been abuur ah oo khaldan  u samaystay iyo mulkiyad foojariya ninka  lagu magacaabo Axmed Cali Xaaji Mohamed numberka j-al/b-47/597,

ardiyad1 been abuur qaybta kowaad 2Mulkiyada1 been abuur ah qaybta kowaad

 

Guriga. 3 aad: waxaa sifo qaldan ugu jira iyo sidoo kale iib been abuur ah Axmed Cali X. Mohamed oo isaguna u samaystay ardiyado been abuura numberkeeguna uu yahay  j-al/b-47/591 oo ku bixiyay cashuuro isagoo lambarka asalkiisu ahaa j-al/b-47/596.

Ardiyada14 qaybta kowaad

 

LASOCO QORMADENA DANBE IYO XOGO XASAASIYA

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories