Home"Muuse Biixi Wuxuu U Soo Joogay Inta Nin Ee Uu Dagaal Galiyey...

“Muuse Biixi Wuxuu U Soo Joogay Inta Nin Ee Uu Dagaal Galiyey Ee Ku Dhintay, Waxaanu Leenahay Hadday Wax Kugu Baxsadeen…” Xasan Guure

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SL.Post) Guddoomiyaha madasha wadatashiga Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa sheegay in musharraxa Madaxweynaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Muuse Biixi uu isaga oo halgan u soo galay qaranimada Somaliland inuu wada-hadaladii Somaliland iyo Somaliya yeesheen ku weheliyay xubno uu ku tilmaamay inay dalka u soo shaqo tageen.

xasan-guuure

Xasan Guure oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa waxa kale oo uu sheegay in madasha wadatashiga Somaliland aanay hadda diyaar u ahayn inay ka mid noqdaan saddexda xisbi siyaasadeed ee Somaliland ka jira.

“Muuse Biixi waa Ninka keliya ee Ragii Jabhada ahaa dagaalna la galay ee wada-hadaladaa ku jira, Muuse Biixi isaga xil gaaraa saaran , Su’aal gaar ah ayaan weydiinayaa. Muuse wuxuu u soo joogay inta Nin ee uu dagaal galiyay ee ku dhintay iyo siduu dalku u bur-buray ayuu goob joog u ahaa, maanta inuu Raga Somaliland u soo shaqo tagay ku taageero isaga iyo Siilaanyo kamaanan filayn, waxaanu leenahay Muuse Biixi Mujaahid haddii ay wax kugu baxsadeen ka soo noqo.” ayuu yidhi Guddoomiyaha madasha wadatashiga Somaliland

Xasan Guure oo hadalkiisa sii watay, waxa uu yidhi “Saddexda xisbi Guddoomiyeyaashoodu wey ka qayb-galeen shirarkii Akara iyo kii London, kuwa Dubai-na xaqul qalinkay malaha doonteen wey ka qayb-galeen, malaha. Haddii ay caynkaa tahay oo ay dawladda la qabaan, wax ay Ummadda u soo wadaan ma jiro.” ayuu yidhi  Guddoomiyaha madasha wadatashiga Xasan Guure Jaamac

Guddoomiyaha madasha wadatashiga oo la weydiiyay inuu jiri xisbi ah madal ahaan ku biirayan, waxa uu ku jawaabay “Ma muuqdo xisbi aan ku biiraynaa, kuna biraynaa, ismanaan weydiin-ba inaan ku biirayno. Waxaanan Ummadda u sheegaynaa in aanu jirin xisbi aanu ku biiraynaa.” ayuu yidhi Xasan Guure

 

Halkana ka daawo.

Somalilandpost.net

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories