HomeMurashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID iyo Wefti uu hoggaaminayo oo laga horjoogsaday Socdaal...

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID iyo Wefti uu hoggaaminayo oo laga horjoogsaday Socdaal ay ku Marayeen Gobolka Gabiley

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Arabsiyo (SLpost)- Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen iyo Wefti xisbigaas ah oo maanta u socdaalay Gobolka Gabiley,  ayey ciidanka Boolisku ku hor joogsadeen  kaantarooka Caabudla ee duleedka magaalada Arabsiyo.

Musharrax Jamaal Cali Xuseen oo warbaahinta kula hadlay goobta lagu horjoogsaday, ayaa diidmada loo diiday magaaladaas ku eedeeyey Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo uu xusay inay u adeegsatay Maamulka gobolkaas, waxaanu ku dooday in Xukuumaddu ay dhabbadii Burburkeeda cagta saartay.

UCIDXoghayaha Maaliyada ee Xisbiga UCID Faadumo Siciid oo ka mid ahayd weftiga UCID, ayaa  talaabadani ku eedaysay Marwada Koowaad ee madaxweynaha Somaliland oo ay sheegtay Tv-ga inay ka tidhi Gabiley ma tagi karaan.

FAADUMO SICIDMarwo Faadumo Siciid waxay sheegtay inayna ka soo noqonaynin ilaa ay Gabiley tagaan ama xukuumadu cadaynayso sababta loogu diidan yahay inay tagaan gobolkaas, iyada oo Safarka Madaxda UCID ku soo beegmayo beegmayo maalmo ka dib Safar laba maalmood qaatay oo Madaxweyne Siilaanyo ku tagay gobolkaas.

JAMAAL JAMAAL2 UCID33 GAADIID

SOMALILANDPOST.NET

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories