HomeMurashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID oo masuuliyadda Weerarkii lagu rasaaseeyey Xildhibaan Qabile...

Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga UCID oo masuuliyadda Weerarkii lagu rasaaseeyey Xildhibaan Qabile dusha ka Saaray Wasiirro ka tirsan xukuumadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

   Hargaeysa(Slpost) Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Mucaaridka ah ee  UCID Jamaal Cali Xuseen oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay
in isku daygii dil ee lala beegsadday Habeenkii Salaasadda ee Todobaadkan Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka mida ah
Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ay ka dambeeyeen Wasiiro aanu Magacooda xusun, kuwaas oo uu Xildhibaan Qabile Sheegay sheegay inay rabeen sidii ay u khaarajin lahaayeen.

Jamaal Cali Xuseen oo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi “ Waxa Magaaladda Hargeysa sidda aad wadda ogsoontihiin lagu dhex
rasaaseeyey Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan Golaha  Wakiiladda iyo Xisbiga UCID , waxa ayaan-daro ah in la sheegay
dadkii Xildhibaanka Toogtay ay joogaan Guryaha Wasiiro Xukuumadda ka tirsan oo imika lagu bad-baadinayo, Runtii waa dhacdo ugub ku ah
Somaliland, waa markii u horaysay Taariikhadda Xildhibaan la soo doorto Magaaladda dhexdeedda lagu rasaaseeyo oo weliba la yidhaahdo
waxa bad-baadinaysay oo weliba far ku lahayd Xukuumadda, waana arrim amaanka Somaliland dhaawac weyn ku keenaya”

jamaal-cali-xuseen2

Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen oo  hadalkiisa sii wata, waxa uu yidhi “Badeecadda ugu weyn ee aynu
Adduunka ka iibinayno waa Nabadda iyo Amaanka ka jira Somaliland, Muwaadin kasta oo Somaliland ah hadday tahay Xildhibaan iyo hadday
tahayba Muwaadin kale oo Shakhsi ah Dawladda ayay Masuuliyadeeda tahay inay bad-baadiso oo ay ka ilaaliso wax alaale iyo wixii
hagar-daamo ah ee loo gaysanayo  Muwaadinkaasi”

Somalilandpost.net

Hargaysa

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories