HomeMurashax u taagan jagada Madaxweynaha Faransiiska oo Daqiiq loogu maydhay isaga oo...

Murashax u taagan jagada Madaxweynaha Faransiiska oo Daqiiq loogu maydhay isaga oo ku gudo jira Olole Siyaasadeed

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Paris, 01 February, 2012 (SLpost)- Mid ka mid ah Murashaxiinta doorashada madaxtinimada dalka Faransiiska ayaa dhacdo fejeciso ku abuurtay kala kulmay mid ka mid ah dad khubaddiisa dhegaysanayey wakhti uu ku jiro olole siyaasadeed.

blankFrancois Hallende oo ah Murashaxa ugu cad-cad doorashada dalkaas ayaa mar kaliya la arkay isaga oo muuqaalkiisii duleed isbeddelay ka dib markii haweenay goobta ku sugnayd ay ku daadisay wax loo maleeyey inay thay daqiiq isaga oo wakhtigaas ku sugnaa goob uu ka ololeynayey.

blank

blank

Haweenayda falkan samaysay oo 45 jir ah ayaa ku soo carartay masraxii uu Mr. Hallande ka khudbadaynayay waxaanay ku shubtay mudo cad isaga oo ku hor sugan shacab tiro badan oo khudbaddiisa dhegaysanyay magaalada Paris.

Mr. Hollande oo ah murashaxa hoggaaminaya doorashada sannadkan 2012 la qabanayo, markii ay dhacdadani qabtsaday waxa uu saxeexay heshiis ballan-qaadyo ah uu dadka u samaynayey.

Isla markiiba waxa haweenaydii gacanta ku dhigay goobtana ka saaray askartii ammaan ee isaga ilaalinaysay

In kasta oo markii hore uu weerarkani wax ka beddelay jewiga iyo shucuurta murashaxan, haddana waxa uu markiiba isku debberay inuu dib u soo celiyo shucuurtii farxaddu ka muuqatay ee uu dadka ku qaabilayey waxaanu halkii ka sii watay soo bandhiggii ololihiisa siyaasadeed.

blank

Haweenayda weerarka gaysatay ayaa markii dibadda loo sii saaray ku qayblinaysay weedho ay ku muujinayso cadaalad darro balse sii may faahfaahin halka cabashadeedu ku aroorto.

Murashaxan ayaa ku horreeyey natiijooyinka aragtiyo dadka laga qaaday isaga oo xataa ka horreeya madaxweynaha haatan talada haya Nicolas Sarkozy.

SOMALILANDPOST NEWS

webmaster@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories