HomeMuran Sharci oo ka taagan Buuxinta Kursiga uu Banneeyey Marxuum Cali Aareeye

Muran Sharci oo ka taagan Buuxinta Kursiga uu Banneeyey Marxuum Cali Aareeye

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Muran dhinaca Sharciga ah ayaa ka taagan buuxinta Kursiga Golaha Wakiillada ee uu banneeyey Allah hawnaxariistee Marxuum Xildhibaan Cali Ibraahim Aareeye oo geeriyooday todobaadkii hore.

 

Waxa durba bilaabmay doodda iyo ololaha Cidda Xaq u leh Buuxinta Booska Marxuumka oo sharci ahaan noqonaya Cidda ugu soo dhaw tiro ahaan Murashixiintii ay Marxuumka Isku Xisbiga ahaayeen tartanka Doorashadii Golaha Wakiillada ee sannadkii 2005tii lagu soo doortay xildhibaannada Golaha Wakiillada ee xilligan kuraasida ku sii fadhiya oo wakhti kooban ka hadhsan tahay muddo-xileedkooda.

 

Doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka ee Somaliland, ayaa loo muddeeyey inay dalka ka qabsoonto dhammaadka sannadkan, iyadoo ay ka hadhsan tahay muddo ku siman lix bilood.

 

Haddaba, waxa soo if-baxay khilaaf-sharci oo sii xoojiyey muranka arrintan oo salka ku haya xeer-hoosaadka Golaha Wakiillada oo dhigaya inaan la buuxin karin kursiga Xildhibaanka Geeriyooda xilli doorashadu ka hadhsan tahay muddo lix bilood iyo wixii ka yar, sida uu sheegay xildhibaan Axmed Cabdi oo ka tirsan mudaneyaasha Golaha Wakiillada isla markaana ay Isku-deegaan yihiin Marxuumka.

 

Muuqaalka Hoose kaga bogo Xildhibaankan oo ka hadlaya Xeerka arrintan dhigaya iyo Muranka ka aloosan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories