HomeMujaahidnimada iyo Cv-gu Waa Kala Gaar

Mujaahidnimada iyo Cv-gu Waa Kala Gaar

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Xafladii xalay ka dhacday agaalada London oo ahayd mid si weyn loo wada sugaayey, waxaa ka hadlay madaxweynaha Somaliland, wasiirka warfaafinta, wasiirka madaxtooyada, maro iyo mudane intii ugu macquulsanayd ee madasha loo qorsheeyey.

 

Madaxweynaha

Madaxweynaha Somaliland runtii xalay khudbad munaasib ku ahayd oo laga dhadhasan karaayey bisaylka dawladnimada ayuu ka jeediyey madasha, dadkii goobta joogay iyo kuwii daawanaayey labaduba waxay runtii ku bogaadiyeen hadalada dhaxal galka ah ee uu madaxweynuhu ku soo daray qudbadiisa, waxaanu muujiyey in wadankiisu mar kasta doorashooyin diyaar u yahay, dhiig cusubna loo baahan yahay.

 

Dadka xalay waxay wada sugaayeen inuu arrinta xisbiga Kulmiye ka hadlo, laakin taasi may dhicin oo wuxuu kuujiyey inuu yahay masuul qaran oo aan waraabinta waxba u marinayn baarqabka xisbigiisa ku dhex dagaalamaya, waxaanu kaga gaabsaday si duur xul leh, waxaanu sheegay in doorashadu doorkan ka dhici doonto meelo badan oo aanay hore u gaadhin, taasina ay ku timi dadaalka xukuumadu muujisay iyo ilaahay oo nabada inoo balaadhiyey.

 

Wasiirka Madaxtooyada

Wasiirka madaxtooyada ee Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan oo isna ka hadlay madasha ayaa khudbad qiimo badan ka jeediyey xalada, waxaanu si qurux badan hadalo duur xul ah hawada u mariyey mujaahidiinta ku faanta inay dalka soo xoreeyeen, waxaanu u sheegay in mujaahidnimada iyo Cv-gu ay kala laba yihiin, isla markaana laba shaqo oo kala duwan taariikhdu ay u qorto.

 

Qof kasta oo mujaahid ahi haduu ii mar kasta la soo istaago mujaahid ayaan ahay waa midh subxaanallah, waxaanay kaaga dhagaysaa aakhirka mujaahid, mujaahid, mujaahid… dadkuba haduu mujaahid ku wada faano waxaynu noqonaynaa dal iyo dad bilaa Cv-ah.

 

Wasiir Xirsi waa nin aqoontiisu hagtay oo indhihiisu eegayaan meel ka saraysa meelaha ay siyaasiyiinteenu had iyo jeer eegaan. Mudane wasiir waxa aad

dalkaaga u qabtay umadiisa ayaa kaaga markhaatiya, ilaahaynaa waa kuu ogyahay.

W.Q Mustafe Cabdi

cmustafe99@gmail.com

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories