HomeMidowga Yurub oo ka hadlay Dabka ka Kacay Suuqa Hargeysa, Ciidanka Dab-demiskana...

Midowga Yurub oo ka hadlay Dabka ka Kacay Suuqa Hargeysa, Ciidanka Dab-demiskana bogaadiyey

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Midowga Yurub, ayaa dareen murugo leh ka muujiyey dabka khasaaraha badan geystay ee ka kacay Suuqa ugu weyn Somaliland ee Waaheen ee magaalada Hargeysa.

blankXafiiska Midowga Yurub ee Somaliland iyo Soomasliya, ayaa sheegay inay ka murugaysan yihiin dabka qabsaday Suuqa Waaheen, waxaanay sheegeen inay dareenkooda la wadaagayaan shacabka Hargeysa iyo Xukuumadda Somaliland.

Midowga Yurub waxa ay bogaadiyeen hawl-wadeennada Dab-demiska ee la tacaalay daminta dabka Suuqa baabiiyey, waxaanay ballaan-qaadeen inay sii wadayaan taageerada ay siiyaan Shacabka Somaliland.

“Waxaanu aad uga xunnahay Dabka ka kacay Suuqa Waaheen ee Magaalada Hargeysa. Waxaanu la jirnaa muwaadiniinta reer Hargeysa iyo dawladda Somaliland, waxaananu mahadnaq u jeedinaynaa shaqaalaha dab-demiska iyo kooxaha ilaalinta dadka rayidka ah. Midowga Yurub wuxuu sii wadi doonaa taageerada uu siiyo magaalada Hargeysa iyo shacabka Somaliland,” Sidaas waxa lagu sheegay qoraal lagu baahiyey barta twitter-ka ee midowga Yurub.

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories