HomeMidowga Afrika oo ka soo horjeestay qaabka ay dowladda Somaliya maamulada ugu...

Midowga Afrika oo ka soo horjeestay qaabka ay dowladda Somaliya maamulada ugu sameynayso gobolada Soomaaliya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

ADDIS-ABEBA: (SLPOST) Midowga Afrika ayaa ka hadlay markii  ugu horeysay isbedelada ay ku sameynayso dowladda Soomaaliya maamulada gobolada dalka oo ay ku jirto magaalada Muqdisho,

Midowga-Afrika

waxayna sheegeen Midowga Afrika inaysan la dhacsaneyn oo aysan raali ka aheyn qaabka ay dowladda Soomaaliya wax u waddo, sidoo kalena ay  ka soo horjeedaan sida ay dowladda Soomaaliya u dhiseyso maamulada gobolada dalka.

Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya Maxamed Saalax Annadiif oo la hadlay warbaahinta dibadaha la hadasha ayaa sheegay in Midowga Afrika aysan ku qanacsaneyn  qaabka ay dowladda Soomaaliya u dhiseyso maamulada dalka, wuxuuna intaasi ku daray in qaab aan aheyn qaabkii lagu balamay ay wax u waddo dowladda Soomaaliya sida uu yiri

 “Ma jeclin sida dowladda Soomaaliya ay u wajaheyso dhisidda maamulada meelaha Al-shabaabka laga saaray, runtii waan ka xunnahay sida ay hadda wax u socdaan oo ay dowladda Soomaaliya wax u maareynayso” ayuu yiri Ergayga Midowga Afrika ee Soomaaliya Maxamed Saalax Annadiif.

Ergaygu waxaa kale oo uu sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay iyadu sheegtay inay la tashadeen xildhibaanada ka soo jeeda deegaanada laga saaray Al-shabaab balse iyagu aysan la dhacsaneyn qaabka loo marayo dhismaha maamulada dalka, ayna tahay in loo maro si waafaqsan dastuurka dalka u degan iyo heshiiskii horay u dhexmaray Midowga Afrika, IGAD iyo dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale ergaygu waxa uu sheegay inay doonayaan inay dadka doortaan hogaamiyeyaasha ay iyagu rabaan, balse aanan kor looga keenin kuwa lagu sanduleynayo, wuxuuna intaasi ku daray in heshiikii ay dowladda la galeen ay aheyd in dadka deegaanku ay iyagu doortaan dadka ay rabaan balse aan lagu sanduleyn dad kale oo banaanka looga keeno sida uu hadalka

 Somalilandpost.net

Hargeysa/Somaliland

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories