HomeMaxay Reer Somaliland Ka Barteen Hoggaaminta Madaxweyne Muuse Biixi?

Maxay Reer Somaliland Ka Barteen Hoggaaminta Madaxweyne Muuse Biixi?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Maayirkii hore ee magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Cadami, ayaa sheegay inuu Shaqsi ahaan aaminsan yahay inay Shacabka Somaliland ay madaxweyne Muuse Biixi ka barteen inay iskood wax u qabsan karaan.

Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami oo Maayirka Hargeysa soo noqday horaantii 2000, ayaa hadalkan ka sheegay xaflad uu xalay kaga qayb-galay magaalada Hargeysa, taas oo lagu daah-furay qorshe uu maamulka degmada Koodbuur dib ugu dhisayo Dugsiga Axmed Dhagax ee xaafaddaas oo qaadhaanka lacagta ku baxaysa ay ka qayb-qaadanayaan ganacsatada iyo Shacabka ku dhaqan xaafaddaas.

“Madaxweyne kastaa waxbuu soo kordhiyey. Anigu feker ahaan waxaan aaminanahay inuu madaxweynuhu reer Somaliland baray sida wax loo qabsado,” sidaas ayuu yidhi Siyaasi Cadami oo tusaale u soo qaatay Doorashooyinkii isku sidkanaa ee Goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee dalka ka qabsoomay bishii May 2021-kii, taas oo kharashka ku baxay boqolkiiba 75 ay xukuumaddu bixisay, halka doorashooyinkii ka horeeyey ay beesha caalamku bixin jirtay inta badan kharashka ku bixi jiray.

Muuqaalka Hoose Kaga Bogo Hadalka Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami

Somalilandpost.net

contact@somalilandpost.net

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories