HomeMaxaabiis ka Baxsaday Xabsiga Laascaanood

Maxaabiis ka Baxsaday Xabsiga Laascaanood

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Laascaanood(SLpost)–Xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxa ka baxsaday maxaabiis ilaa 16 maxbuus ah saaka, waxa ay qaarkood ku eedaysnaayeen dil.

Waxa baxsasashada fududeeyey qaar ka mid ah ilaalada xabsiga iyo saraakiil ka tirsan ciidamada asluubta, sida uu sheegay gudoomiyaha gobolka Sool Yaasiin Maxamed Shide.

Shide waxa uu sheegay in hal askari uu ku dhintay intii ay socotay isku dayga baxsadka maxaabiistii ku xidhnayd xabsiga Laascaanood

 

Isaga oo arinkaa ka hadlaya badhasaabku waxa uu yidhi “Ma Jirto Jabhad Hubaysan oo jeelka weerartay, ma jirto qabaa’il isasoo urursaday oo jeelka soo weeraray laakin jeelka inay maxaabistu ka baxsato markaan cadeeyo waxan filayaa inay annaga dhexdayada tahay, ay ciidanka asluubta dhexdooda ka timid mana jirto jabin jeelka la jabiyay ama rasaas lagu weeraray”

Waxa kale oo uu gudoomiyuhu yidhi “Way jirtay dhawr jeer oo hore oo la isku dayey in jeelka la jabiyo lagumana guulaysan, laakiin tan xalayto dhacday tii hore la mid maaha. Ta xalayto dhacday waxay ahayd arin ka timid jeelka dhexdiisa. 17 maxbuus baa 1 qofna (Askari dhaqan celin jeelka loogu hayey) dhintay 16 na jeelka ka baxsadeen”

Waxa uu gudoomiyaha gobolka Sool sheegay inay raad gurayaan oo ay raadinayaan cidii fududaysay baxsashada maxabiista iyo walibana maxabiistii baxsatay sida ugu dhakhsaha badanna ay uu soo qaban doonaan.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories