HomeMaxaa Kala Duway Aragtida Shacabka Ee Xisbiga Kulmiye Markuu Ahaa Mucaaradka Iyo...

Maxaa Kala Duway Aragtida Shacabka Ee Xisbiga Kulmiye Markuu Ahaa Mucaaradka Iyo Hadduu Xisbul Xaakimka Yahay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Waxaan ahay muwaadin reer Somaliland oo ka soo jeeda gobolka awdal. ma jecli inaan ka hadla siyaasada,laakiin xaalada manta ay  ku jirto Somaliland Waa mid taabanaysa ka hadalkeegu shacabweynaha Somaliland.

Xisbul xaakimka talada dalka haya ee kulmiye markuu ahaa mucaaradka  waxa uu shacabka reer Somaliland ugu baaqi jiray haduu ku guuleysto  Talada dalka inuu sameyn doono cadaalad,horumar,sinaan.

Taasi waxay keentay in xisbigu awoodeysto oo kooxo kooxo loo galo Haday tahay siyaasin rug cadaaya oo ka soo diga rogtay xisbiga udub oo xilgaas ahaa xisbiga talada dalka hayey iyo waliba dhalinyar,haween waxay u arkayeen inuu xisbiga Kulmiye ka wanaagsanaan doono xisbigii xiligaa talada dalka hayey ee udub.

6/10/2010 markii uu xisbiga kulmiye ku guuleysatay doorashadii dalka ka dhacday oo hogaaminayey madaxweynaha haatan talada dalka haye  Axmed maxamed maxamuud(siiraanyo) wuxuu soo dhisay xukuumad cusub Inkastoo beelaha qaar saluugayeen.

Labadii sano ee ugu horeeyey ididiilo wanaagsan iyo siyaasad cad ayuu shacabku  u arkayey in ay la timiday   xukuumadu marka loo eego siyaasada arimaha dibada iyo ta gudahaba.

Waxaa la bilaabay dhismaha wadooyin cusub iyo in dugsiyada hoose iyo dhexe Lagu dhigto bilaash iyo balanqeydo kale oo ay  balanqaaday in ay fulindoonto.

si kastaba ha ahaate waxaa markaliya is badashay hanaankii siyaasadeed ee xisbil xaakimka  iyada oo Shacabku u arkay in taladii dalku gacant u gashay beesha uu madaxweynuhu Ka soo jeedo. waxaa khilaaf adag ka dhexbilaamay xisbiga dhexdiisa.  Waxaa dagaalo isabada joogi ahi ka dhaceen gobolada bariga iyaga oo gobaladaasi ku dhawaaqeen in ay ka go een Somaliland oo ay sameysan doonaan  maamul cusub. sanad ka bacdi waxaa  sidoo kale ku dhawaaqay in ay ka go een Somaliland gobolada galbeedka halkaasna  ku cadeeyey in sameysan doonaan maamul cusub, intaas waxaa si dheer in hantidii qaranka lagu takrifalo.

Sidoo kale waxaa khilaaf ba ani ka dhex aloosamay barlamaanka iyo xukuumada.

Waxaa liciifay xidhiidhka wadamada dariska ethiopa iyo jabuuti amni daro awgeed waxaa burburay wada hadaladii xukuumadu la waday soomaaliya waxaa kale bilaamay in daaha laga qaado qabyaalad cad oo shacabka ka dhexbilaamatay taas oo ka danbeysay xukuumadu  waxa dawladu shirkad private ah ku wareejisay haamaha shidaalka  ee dekada Barbara waxaa dilal ay ka dhaceen ciyaaraha gobolada ee lagu qabtay gobolka awdal iyada askartii ilaalinaysay garoonka xabad ku fureen shacabkii daawanayey.

Arimahaas aan kor ku soo xusnay iyo kuwa kale oo badan xukuumadu  waxay kaga jawaabtay in ay isticmaasho awoodaheega dadka oo la xidho qofkii ka hadal runta talaabadaasina waxay si hurisay kacdoonkiii shacabka.

Somaliland waxaa soo maray sadex madaxweyne oo midkasta uu usoo hooyay guulo wax ku oola xukuumadan manta joogtana waxaa looga baahnaa in ay halkaa ka sii wado.

Ma waxaa la o dhan karaa shacabka reer Somaliland waxay ku doorteen xukuumada qabyaalada mise xukuumada ayaa shacbiga ugu baaqday in ay ku doortaan qabyaalada waxaan ku soo gunaanadayaa hadalkayga taariikhdan taariikh baa ka danbeysa.

Waa qalankii Abdiwaasac Ali Mohamed

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories