HomeMaxaa Ka soo baxay Kormeerka uu Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Somaliland ku...

Maxaa Ka soo baxay Kormeerka uu Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Somaliland ku maray Fadhiisimada Jiidda Hore?

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Qaranka ee Somaliland Sarreeya Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa maalmihii u dambeeyey safar shaqo iyo kormeer Guud marayay Fadhiisimada Ciidanka Qaranka ee Jiidda Hore ee Tukaraq ee Gobolka Sool.

blankWar-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Ciidanka Qaranka Gaashaanle Sare Cabdi Cabdilaahi Xasan (Cabdi Dheere) ayaa lagu faahfaahiyey ujeeddada safarka Taliyaha iyo waxyaabaha ilaa immika u qabsoomay ee ka soo baxay kormeerka Taliyaha.

blankWar-saxaafadeedka ayaa u qornaa sidan:

“Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland waxa uu safar shaqo ugu baxay jiida hore ciidanka qaranka JSL ee Tukaraq , safarkas oo kaso bilamay 16/02/2020 qaadana doona muddo dhawr cisho ah.

Ujeedada safarka Taliyaha iyo waftiga uu hogaaminayo waxay daarantahay kormeeradii caadiga ahaa, madaamo sanad cusub bilaamay waxa lagama maarmaan ah in ciidanka kor looqaado tayadiisa iyo tiradiisaba iyadoo lafulinayo qorshayaasha cusub ee sanadka 2020 .
Taliyuhu wuxuu intii uu ku gudo jiray safarkiisa la kulmay ugu horayn gudoomiyaha Gobolka sool cabdiqani jiidhe halkas oo uu Taliyaha warbixin kasiyey xalada guud ee gobolka islamarkana taliyaha ciidankuna ku amaanay shaqada wacan ee ay gobolka ka qabteen.

Sidoo kale Taliyaha ciidanka Qaranka intaa kadib kulan laqaatay Taliyaha aaga bari ,Taliyaasha colalka qaybaha iyo gutooyinka kana dhagaystay xaalada Amaan ee jiida hore ee tukaraq.
Taliyaha inta kadib wuxuu uga waramay taliyasha colalka xalada guud ee dalka , wuxuu taliyahu ku amaanay gulihi kala duwan ee ciidanka qaranka u soo hooyeen, waxa kale oo ugu bushareeyay in dhawaan madaxwyahaha Somaliland bixin doono abaal marino bilado dhamaan gutooyinka xubnihii mutaystay.

Taliyaha gabagabadi waxaa uu la kulmay odayaasha Deeganka ciidanku ku suganyihiin kuna amaanay sida habsamida leh ee ula shaqeyaan ciidanka qaranka una sheegay ciidanka qaranku inuu yahay kaluun bad jira baduna ay tahay shacabka. Isla markaana u sheegay amaan la,an inaan horumar jirayn.”

blank

blank

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories